Madaxwaynaha Brazil oo lagu eedeeyay dambiyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha.

1

Sanataro katirsan baarlamaanka Brazil ayaa madaxwaynaha wadankaasi ku eedeeyay in uu galay dambiyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha.

Jair Bolsonaro hogaamiyaha Brazil ayaa loo haystaa sida uu u maareeyay xanuunka Covid-19 oo boqolaal kun oo ruux ku dilay dalkaasi.

Hogaamiyahan 66 sano jirka ah ayaa durba diiday eedeemaha loo soo jeediyay.