Ciidanka Dowladda oo la wareegay degaan ay isku Uruursanayeen Ciidanka Ahlusunna

0
Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Milateriga qeybta 21-aad ayaa lagu soo warramayaa inay la wareegeen degaanka Bohol oo dhanka waqooyi ka xiga...

5 kursi oo ka harsaneyd Doorashada kuraasta Aqalka Sare ee Gobolada oo la doortay...

0
Magaalada Muqdisho waxaa goordhow lagu soo gabagabeeyay doorashada shan kursi oo ka harsaneyd kuraasta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi (Somaliland) ee kasoo galaya BFS. Doorashada...

Kenya oo mar kale diyaarado ku duqaysay shacabka Gedo

0
-Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya  diyaaradaha dagaalka ciidamada kenya oo mar kale duqeymo kafuliyay Tuulooyin hoos yimaada degmada ceelwaaq ee gobolka gedo Sidoo...

Weerar dad shacab ah ay ku geeriyoodeen oo ka dhacay Gobolka Mudug

0
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Rag hubeysan oo  weerar jidgal ah ku qaadeen gaari lasheegay inuu ka ambabaxay degmada Galdogob ee Gobolka Mudug...

RW Rooble oo ka hadlay Doorashadii ay ku soo baxeen lixda Senator

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxame d Xuseen Rooble, ayaa u hambalyeey lixda Sanoter Aqalka Sare ee doorashadooda Maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho. Ra’iisul wasaare...

Dowladda Somalia oo Sweden kala hadashay taageerida Ciidanka Xoogga

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta ahna Senator la doortay Xasan Xuseen Xaaji ayaa Maanta kulan la qaatay Safiirka Sweden ee Soomaaliya...

Lix kamid ah kuraasta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi oo la doortay

0
Waxaa Maanta Xerada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho ka dhacday doorashada lix kamid ah kuraasta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi, kuwaas oo ay ku tartameen...

Burcad hubeysan oo ganacsade soomaaliyeed ku dilay Koofur Afrika.

0
 Burcad hubeysan ayaa xalay ku dishay ganacsade Soomaaliyeed oo magaciisa lagu soo koobay Axmed degaanka Ga-Mawa Block 7 oo u dhaw magaalada Tzaneen ,...

Madaxweynaha Puntland oo xilka qaadis iyo magaabis sameeyay

0
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xil kaqaadis ku sameeeyay Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Puntland. Hoos ka akhriso Garoowe: 29 September 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane...

Jubbaland oo sheegtay in RW Rooble ku garab taagan tahay hogaaminta doorashooyinka dalka.

0
Axmed Maxamed Islaam Madoobe Hogaamiyaha Jubbaland ayaa ka hadlay xaalada Siyaasadeed ee dalka mar uu khudbad dheer ka jeediyay madal-dadwayne oo ka dhacday magaalada...

XULASHADA