Soomaaliland oo dad ka soo musaafurinayso Magaalada Ceerigaabo
Taliyaha laanta socdaalka gobolka Sanaag Siciid Cige Maxammed, oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in mudo 15 cisho ah gobolka Sanaag lagaga...
Kulamo lagu dhex dhexaadinayo Galmudug iyo Ahlusuna oo natiijo la’aan ku soo dhammaaday.
Warar ay heshay radio markabley ayaa sheegaya inuu fashilmay kulamo lagu dhex dhexaadinayo Maamulka Galmudg iyo Ururka Ahlusuna, kaasi oo ka socday Magaalada Guriceel...
Dadaalo lagu xalinayo xiisada u dhexeeysa Galmudug iyo Ahlusunna oo socda
Wararka aan ka heleyno Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dhaq-dhaqaaqyo nabadeed oo lagu doonayo in si nabada gacanta dawladda loogu soo celiyo maamulka magaalada...
Muhaajiriinta ku sugan Liibiya oo xaaladdooda nololeed laga deyrinayo
Shaqaalaha Gargaarka ee ku sugan Liibiya ayaa sheegay Muhaajiriinta xabsiyada dalkaasi ku jira inay ku sugan yihiin xaalado aad u adag kaddib marki ay...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Warbixin ka dhageystay Safiirka Somalia ee Qatar
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo weli ku sugan Magaalada Dooxa ee Caasimadda dalka Qatar ayaa Maanta booqday xarunta...
Puntland oo si kulul uga hadashay Qoraal kasoo baxay Midowga Musharaxiinta
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa nasiib darro ku tilmaamtay War-saxaafadeed Maanta kasoo baxay Midowga Musharaxiinta ee looga hadlay dadkii ay Somaliland kasoo masaafurisay Magaalada Laascaanood...
Booliska oo ka Jawaabay Eed culus oo uga timid Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka
Taliska Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Arbaco ah ka Jawaabay eedeyn uga timid Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaankii 10-aad...
Weerar lagu qaaday ciidamada Hindiya ee ku sugan Kashmiir
Inta la xaqiijiyay 5 ruux ayaa ku geeriyootay weerar ay koox hubeysan ku qaadeen bar kontorool oo ay ciidamo Hindi ah ku leeyihiin gobolka...
Golaha Wasiirada Itoobiya oo la shaaciyay
Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed, ayaa maanta magacaabay golohiisa cusub ee wasiirrada.
Saddex xubnood oo ka tirsan hogaamiyayaasha mucaaradka ayaa ku soo baxay liiska...
Dowladda Soomaaliya oo Ciidamo horleh ka dejisay Magaalada Dhuusamareeb
Diyaarad siday Ciidamo ka tirsan kuwa Gorgor ayaa waxaa ay Maanta ka degtay garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug.
Ciidamada oo horay...

















