Guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha hoose oo xilkii laga qaaday
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdi Casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa goordhaweyd xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha hoose Abdulqadir Maxamed Nuur Siidii.
Wareegto...
Madaxweynaha Turkiga oo Abiy Axmed kala hadlay heshiiska badda
War qoraal ah oo ka soo baxay dowladda Turkiga ayaa waxaa lagu sheegay in madaxweyne Recep Tayyip Erdogan iyo ra’iisul wasaaraha Itoobiya ay yeesheen...
Ka:dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Todobaadlaha ee Nafaqada iyo Nadiifinta Deegaanka.
Barnaamijka 9aad laha ee oo Maanta aan ku eegi doono, Bad Qabka Cunnooyinka iyo Nafaqada Wanaagsan,Mowduuca maanta waa kor u qaadidada xaga Nafaqada iyo...
DF oo ku dhawaaqday natiijada Imtixaanka fasalka 12-aad
Wasaaradda Waxbarashada Hiddiha iyo Tacliinta Sare ee Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday natiijada Imtixaanka Fasalka 12aad Dugsiga Sare ee Dalka.
Wasaaradda waxbarashadda ayaa...
Q.M oo Soomaaliya ka bilowday ololaha tallaalka cudurka dabaysha
Qaramada Midoobay ayaa bilowday ololaha tallaalka cudurka dabaysha oo lagu bartilmaameedsanayo 1.65 milyan oo caruur ah oo da’doodu ka yar tahay shan sano.
Tallaalka cudurka...
Khilaafka Wasiirka Gaadiid iyo Hay’adda duulista rayidka oo xoogeystay & Duulimaadyadii Garoonka oo istaagay
Waxaa sii xoogeysanaya khilaafka u dhaxeeya Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Xukuumadda Soomaaliya iyo Hay’adda Duulista rayidka Soomaaliyeed, kaas oo ka dhashay magacaabis ay sameeysay Wasiirka...
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaal ka dhacay Mudug.
Dagaal xooggan ayaa ka dhacay meel u dhaw deegaanka Caad ee Koofurta gobolka Mudug, kaas oo u dhaxeeyay Ciidamada daraawiishta dowlad goboleedka Galmudug iyo dagaalamayaal...
Tallaabo uu qaaday wasiirka difaaca Sweden oo ka carreysiisay Turkey
Wasaaradda Arrimaha Dibedda Turkey ayaa u yeertay safiirka Sweden ee Ankara, si ay uga ashtakooto xiriir dhex maray laba wasiir oo Swedish ah iyo...
Munaasabadda Tayeynta Baasaboorka oo lagu qabtay Muqdisho
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka 2-aad ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), ayaa ka qeyb galay munaasabadda...
Galmudug oo amar ku soo rogtay ganacsatada iibiya Qaadka
Wasaaradda Maaliyadda maamul Goboleedka Galmudug ayaa Ganacsatada Qaadka Hareeriga ah keena degaannada Galmudug ku amartay in ay isa soo diiwaan geliyaan ugu dambeyn 3da...