Ka:dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Todobaadlaha ee Nafaqada iyo Nadiifinta Deegaanka.

48

Barnaamijka 9aad laha ee oo Maanta aan ku eegi doono, Bad Qabka Cunnooyinka iyo Nafaqada Wanaagsan,Mowduuca maanta waa kor u qaadidada xaga Nafaqada iyo Caafimaadka wanaagsan,waxaana idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7,00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 09/10/2022,Barnaamijkani oo ah kii 9aad ee.Nadaafada Deegaanka,

Barnaamijkan oo Rogaal celis ah ayaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.
Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.

HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA NAFAQADA IYO NADIIFINTA DEEGAANKA