Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay Guddiga Xaqiijinta Qoondada haweenka ee BFS
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Guddiga Xaqiijinta Qoondada haweenka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa Guddiga ka dhageystay...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arimaha Dibadda Kenya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arimaha Dibadda ee dalka Kenya Raychelle Omamo,taas oo ay ka...
Diyaaradaha dagaalka Yahuuda oo duqeyn ka fuliyay marinka Qasa.
Wararku waxay sheegayaan in duqeynta oo saaka arroortii dhacday lagu bartilmaystay xafiisyo uu leeyahay ururka Xamaas ee Falastiin ka aas aasan.
Warbaahinta Falastiin ayaa sheegtay...
Madaxweyne Deni oo gudoomiyay shirka golaha wasiirada Puntland.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Dugsiyada Quraanka ee Puntland, Xaaladda COVID-19,...
Gudoomiye Filish oo u hambalyeey gudoomiyaha cusub ee gudiga Doorashada G/waqooyi.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta ka qeyb galay doorashada gudoonka sare ee gudiga doorashada...
JENERAAL BIIXI oo isku day lagu dili lahaa ka badbaaday
Wararka aan ka heleyno deegaanka Hareeridheere oo dhaca koonfurta gobolka Mudug waxay sheegayaan in qarax miino lagula eegtay kolonyo gadiid ah oo uu la...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO WAREEGTO KAGA XAYIRAY HEY’ADAHA DOWLADDA HESHIISYADA IYO IS-AFGARADYADA XILLIGA DOORASHADA
Muqdisho, Ogoosto 07, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gudanaya waajibaadka dastuuriga ah ee ka saran ilaalinta Hantida Qaran iyo...
Guddiga Doorashada Somaliland Ee Garabka Cabdi Xaashi Oo Guddoon Doortay
Guddiga doorashada Somaliland ee garabka Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa goor dhoweyd Guddoon ku doortay Magaalada Caasimadda ah...
Hanaanka lacag bixinta mideysan ee Bangiyada oo maanta laga daah-furay Dalka
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guled ayaa maanta xariga ka jaray hanaanka lacag bixinta mideysan ee Bankiyada dalka.
Kullanka daah-furka...
Wafdi Ka Socda Kenya Oo Kusoo Wajahan Magaalada Muqdisho Iyo Ujeedka
Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa maalinta berri oo Axad ah kusoo wajahan wafdi ka socda Dowladda Kenya oo ay hoggaamineyso Wasiirka Arrimaha...

















