Amaro laga soo saaray Amniga degmada Jalalaqsi

0
Maamulka Degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan oo soo saaray Amaro la xiriira Amaanka si loo xaqiijiyo guud ahaan amniga degmadaas. Guddoomiyaha degmads Jalalaqsi ee Gobolka...

Diyaarad Ku Gubanaysa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Doolow

0
Wararka aan ka helayno garoonka diyaraadaha magaalada Doolow ee gobolka Gedo ayaa ku warramaya in diyaarad ay ku gubaynayso halkaasi,xili ay socdaan dadaallo la...

Dad Farabadan Oo Ku Dhintay Qaraxyo Xoogan Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

0
In ka badan 25 qof ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen weerrar lagu qaaday isbitaal milateri oo ku yaal magaalada Kabul ee caasimadda...

Akhriso:-Dowladda Itoobiya Oo Ku Dhawaaqday Xaalad Deg-Deg Ah

0
Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday xalaad degdeg ah oo dalka oo dhan saamaynaysa xilli uu sii kululaanayo dagaalka ka soconaya waqooyiga dalkaasi. Dhanka kale warbaahinta...

Guddiga Xalinta Khilaafaadka Oo Hakiyey Natiijada Doorashadii Uu Kusoo Baxay Mahdi Guuleed

0
Guddiga Xalinta Khilaafaadka doorashooyinka ayaa hakiyay ku dhawaaqista Natiijada rasmiga ah ee kursiga Nambarkiisu yahay HOP239 oo shalay doorashadii ka dhacday Xarunta Tababarka Booliska...

Maamulka Hirshabeelle Oo Baaq Gurmad U Diray Dowladda Federaalka

0
Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Dr Cabdixakiin Lukmaan Maxamed ayaa kormeeray qeybo ka mid ah xaafadaha iyo hareeraha Magaalada Jowhar oo ay go’doomiyeen roobabkii...

Dad Badan Oo Loo Xir-Xiray Qarax Khasaaro Dhaliyey Oo Ka Dhacay Magaalada Kampala

0
Dowladda Uganda, ayaa xirtay 48 ruux, oo loogga shakisan yahay qarax bambaano, kaasoo uu ku dhintey hal qof, magaalada caasimadda ee Kambala, taasoo lala...

Sheekh Shariif Oo Farriin Kasoo Saaray Bilaabashada Doorashada Golaha Shacabka

0
Madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa mar kale ka hadlay bilaabashada Doorashada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad oo labadii Xildhibaan...

Madaxdii La Afgembiyay Ee Suudan Oo La La’yahay, Xili Ay Ku Jiraan Xaalad Halis...

0
Qareeno matalaya hoggaamiyayaasha rayidka ah ee Suudan ee lagu xabisay afgambigii Militari ee dalkaas ka dhacay toddobaadkii tegay ayaa sheegay inaan la garaneyn meel...

Maalinta Caalamiga ah ee soo Afjaridda Tacadiyada loo Geysto Suxufiyiinta oo maanta laga xusayo...

0
Waxaa maanta oo ku beegan 2da November laga xusayaa dalka Soomaaliya maalinta caalamiga ah ee soo afjarida tacadiyada loo geysto suxufiyiinta. Munaasabado ku saabsan maalintan...

XULASHADA