XS oo shaacisay in Sanadka soo socda jirin wax dhaqaale ah oo ay BC...
Wasiirka Maaliyadda Somalia Cabdioraxmaan Ducaale bayle ayaa sheegay in hadìi Dalka Madaxweyne yeelan waayo dabayaaqada Bisha Janaayo ee sanadka socda ee 2022 aysan jiri...
Madaxweynaha Turkiga oo amray in ay dalkiisa ka baxaan toban safiir.
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa amar ku bixiyay in Turkiga laga ceyriyo tobban safiir oo uu ku eedeeyay in ay fara-geliyeen arrimaha gudaha...
Musharax Daahir Geelle oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka Guriceel
Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa ugu baaqay dadka reer Galmudug in ay joojiyaan dagaalka, islamarkaana ay bilaabaan wadahadal.
Waxaa uu sheegay in ay...
Taliyihii Ciidanka Danab ee Galmudug oo ku dhintay dagaalka Guriceel
Wararka ka imaanaya Magaalada Guriceel, ayaa xaqiijinaya in dagaalka lagu dilay taliyihii ciidamada Danab ee Galmudug Dowladda Soomaaliya Cabdiladiif Faysal.
Dagaalka ayaa xoogiisa Waxa uu...
R/Wasaare Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Kenya.
-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Sacuudiga ee Kenya Mudane Khaalid Cabdalla Alsalmaan.
Qoraalka xafiiska Ra’iisul Wasaaraha...
Maxey ka wada hadleen Lafta gareen iyo James Swan.
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Laftagareen) oo muqdisho maalmahaan ku sugnaa ayaa kulan la qaatay Wakiilka Xoghayaha guud Qaramada...
Madaxweyne Cali Guudlaawe Iyo Jemes Swan Oo Afar Qodob Ka Wada Hadlay
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya...
Maamulka Galmudug Oo Sheegay Inay Maanta La Wareegeen Magaalada Guriceel
Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay dagaalkii xooganaa ee Maanta Ciidanka dowladda Federaalka, kuwa Maamulka Galmudug iyo Ciidanka Ahlusunna Waljamaaca ku dhexmaray Magaalada Guriceel ee...
Ciidamada DF iyo kuwa Galmudug oo Ahlu Sunna kala wareegay Guriceel.
-Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya degmada Guriceel ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda iyo iyo kuwa Galmudug ay maanta duhurnimadii Kooxda Ahlusunna ay kala...
Guddiga doorashooyinka Puntland oo la wareegay ciidankii sugi lahaa Ammaanka doorashada
Guddiga KMG doorashooyinka Puntland ayaa maanta taliyaha booliska puntland Cabdi Xasan xuseen kala wareegay ciidamada amniga doorashada.
Ciidankaan ayaa ah kuwo bilihii lasoo dhaafay si...


















