Afganistaan Oo Xaqiijisay In Kooxda Daalibaan Ay Gudaha U Galeen Kaabul

0
Dagaalamayaasha Daalibaan ayaa waxay afarta jiho ka galeen magaalladda Kabul, sida ay sheegeen Ilo-wreedyo kala duwan. Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalkaasi waxay sheegtay inay Daalibaan...

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Xilgaarsiinta Oo Senator Loo Doortay

0
Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa goor dhow Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Xasan Xuseen Xaaji u doortay Senatar Aqalka Sare ee...

Maamulka Koonfur Galbeed oo dhameystiray doorashada Aqalka Sare

0
Magaalada  Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta ka dhacday doorashada Saddex kursi oo kamid ah Aqalka sare, kuwaas oo ka harsanaa sideeda kursi...

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo kulan layeeshay Midowga Musharixiinta

0
Xubno kamida Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal  mudane Maxamed Xasan Cirro ayaa maanta kulan la...

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Ku Wajahan Masar Iyo Ujeedka Safarkiisa

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maalmaha soo socda waxaa uu ku wajahan yahay magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka...

Cabdirashiid Janan Oo Beeniyay Inuu Baxsad Ka Yahay Dowladda Federaalka

0
Saacadihii lasoo dhaafay ayaa waxaa baraha Bulshada lagu faafiyay warar sheegayay in Wasiirkii hore ee amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan uu ka baxsaday...

Webiga Shabeelle Oo Fatahaad Cusub Ka Sameeyay Degaano Iyo Cabsi Jirta

0
Webiga Shabeelle ayaa fatahaad ku sameeyey tuulda Boodaale oo ka mid ah tuulooyinka hoos yimaada Magaalada Jowhar ee Caasimada dowlad Goboleedka Hirshabeelle, waxaana laga...

Banaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Jabhadda TPLF Oo Ka Socda Jigjiga

0
Qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Caasimadda deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa saaka isugu soo baxay garoonka kubadda cagta ee magaalada jigjiga, si taageero...

Cumar Filish Iyo Maamulka Sh/Hoose Oo AMISOM Kala Hadlay Dadkii La Xasuuqay

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Siidii) ayaa si wadajir...

Qoorqoor Oo Dhaliilay Dad Wax Ka Sheegay Doorashadii Aqalka Sare Ee Galmudug

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka hadlay doorashadii Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee maalmo kahor ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb. Madaxweyne Qoorqoor...

XULASHADA