Dagaal culus oo maalintii seddexaad ka socda Guriceel

0
Waxaa maalinkii saddexaad xiisad dagaali ka dhex taagan tahay magaalada guriceel ee maamulka Galmudug. Ciidamada maamulka Galmudug oo kaashanaya ciidmada dawladda federaalka ayaa ay isku...

Wararkii ugu dambeeyay doorashada ka socota deegaanada Puntland.

0
Taliyaha Booliska Puntland Jen. Cabdi Yare ayaa sheegay inta doorashada socoto la joojiyay isu socodka gaadiidka degmooyinka ay ka dhacayaan doorashada ee Qardo, Eyl...

Ciidanka Nabadsugida Jubbaland oo ka hortegay qarax lagu Aasay mid kamid ah waddooyinka Kismaayo

0
Ciidanka hay’adda Nabad Sugida iyo sirdoonka Jubbaland (JISA) ayaa fashiliyay miinadan ay Al-Shabaab damacsanaayeen in ay ku dhibaateeyaan bulshada reer Kismaayo sida ay sheegeen. Howlgalkaan...

Madaxweynaha Uganda oo ka hadlay qaraxii ka dhacay dalkaasi

0
-Madaxweynaha waddanka Uganda Yoweri Museveni ayaa qaraxii habeenkii xalay ahaa ka dhacay caasimadda dalkaasi ee Kampala ee uu ku dhintay halka qof ku tilmaamay...

Xiisada u dhaxeeso Turkiga iyo qaar kamid ah wadamada reer galbeedka oo gaartay halkii...

0
Xiisada u dhaxeeso Turkiga iyo qaar kamid ah wadamada reer galbeedka ayaa gaartay halkii ugu sareesay kadib markii Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan uu...

Madaxweynihii Hore Ee Dalka Oo Baaq Deg-Deg Ah Kasoo Saaray Colaada Guriceel

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay dagaalka khasaaraha badan geystay ee maalintii labaad ka socda Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud,...

Wasiiru-Dowlaha cusub ee Wasaaradda howlaha guud oo maanta la dhaariyay.

0
-Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka ee BJFS Ayaa shir Guddoomiyay Kulanka Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo lagu dhaariyay wasiiru-Dowlaha cusub Wasaaradda...

Puntland Oo Ka Hadashay Dab Baabi’iyey Xarun Warshad Oo Ku Taalla Boosaaso

0
Dab aad u xoogan ayaa barqanimadii Maanta ka kacay Xarun Warshada Isbuunyada Tabaarak ay ku leedahay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari, waxaana dabkaas...

RW Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga gaar ah ee Hay’adda UNHCR

0
-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee hay’adda UNHCR u qaabilsan Geeska Afrika Danjire Maxamed Cabdi...

Bandow lagu soo rogayo degmooyin ka tirsan Puntland

0
Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Bari Xuseen Cali Maxamuud ayaa ugu baaqay ciidamada Booliska ee Gobolka Bari in ay ku sugnaadan goobahooda shaqada Marka laga...

XULASHADA