Banaabaxyo looga soo horjeedo Alshabaab oo ka socda Gaalkacayo

0
Wararka ka imaanaya koofurta magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in saakay ay xiran yihiin goobaha ganacsi ee ku yaala magaaladaas. Xirnaan shaha...

Maxkamadda gobolka Galgaduud oo xukuntay eedeysane loo haystay kufsi.

0
Maxkamadda gobolka Galgaduud ayaa maanta xukun shan Sano ah ku ridday Maxamed Cabdi Dhoorre oo ku eedeysnaa kufsi iyo afduub uu ugu geystay degaanka...

Khasaare ka dhashay dagaal u dhaxeeya Soomaalida iyo Canfarta

0
Dagaal ay ka dhasheen dhimasho iyo dhaawac ayaa saaka ka dhex-qaraxay Qowmiyadaha Soomaalida iyo Canfarta ee Itoobiya. Dagaalka ayaa yimid, ka dib markii maleeshiyo ka...

Wasiir Beyle oo kulan la qaatay Wakiilka Bangiga Adduunka ee Soomaaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr.Cabdirxamaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan la qaatay Kristina Svenson oo ah wakiilka Bangiga Adduunka ee Soomaaliya iyo qaar...

Rooble oo shir guddoomiyay Kulan ay qeyb ka ahaayeen Wakiilada Beesha Caalamka.

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo guddoomiyey kulan u dhexeeyey Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka iyo wakiilada  Beesha Caalamka u...

Agaasimaha CIA Mareykanka oo la kulmay hogaamiya Taaliban.

0
Wargeyska Washington Post ayaa ku waramaya in agaasimaha laanta sirdoonka Mareykanka ee CIA William Burns uu Isniintii kulan qarsoodi ah Kabul kula yeeshay hogaamiyaha...

Galmudug oo sheegtay in duqeyn ka dhacday Camaara lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab.

0
Wasiirka Warfaafinta ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegay  in Ciidamada Xoogga  dalka iyo daraawiishta  Galmudug  ay ka horatgeen weerar Al-Shabaab  ay  ku qaadeen fariisamo...

Rooble oo sheegay inuu xalin doono tabashada ka taagan Hiiraan.

0
R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa markii ugu horeysay si cad u sheegay inuu xalin doono tabashada shacabka Hiiraan ay ka qabaan...

Xukuumadda Oo Ka Hadashay Kulankii Golaha Wadatashiga Iyo Beesha Caalamka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey kulan u dhexeeyey Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka iyo wakiilada  Beesha Caalamka u...

Garabka Cabdi xaashi oo war kasoo saaray habraacyada doorashada

0
Golaha siyaasiyiinta Somaliland gaar ahaan garabka u hogaamiyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa war kasoo saaray shirarkii maalmahan Muqdisho kaga socday golaha wadatashiga qaranka iyo...

XULASHADA