Maamulka Hirshabeelle Oo Sheegay In Aan Weli Laga Soo Jawaabin Baaq Ay Direen

0
Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga Hirshabeelle Cabdisalaan Cabdullaahi Angoola oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa sheegey in hay’adaha Gargaarka aysan weli ka jawaabin baaq dhawaan uu...

Mareykanka oo lacag kor u dhaafaysa 6 million dul dhigay hoggaamiyaal ka tirsan Al-shabaab.

0
Qoraal kasoo baxay waaxda arrimaha dibbadda Maraykanka ayaa lagu sheegay in lacag gaaraysa 6 million oo dollar la siin doono cid kasta oo xog...

Itoobiya Oo Ka Hadashay Isbaheysiga Ka Dhanka Ah Ee Looga Dhawaaqay Mareykanka

0
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in Isbahaysiga ka dhanka ah ee looga dhawaaqay caasimadda Maraykanka aanu haysan taageerada shacabka, isla markaana uu yahay mid siyaasad...

Muxuu Ka Yiri Simon Mulongo Go’aankii Dowladda Soomaaliya Ay Dalka Uga Ceyrisay?

0
Ku-xigeenkii Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Simon Mulongo ee maalin kaho dowladda Federaalka Soomaaliya ka ceyrisay dalka ayaa ka hadlay Go’aanka ay gaartay dowladda...

Puntland Oo Faah Faahisay Xaaladihii Ugu Danbeeyay Ee Cudurka COVID-19

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Puntland Dr- Jaamac Faarax Xasan ayaa maanta ka hadlay xaaladihii ugu danbeeyay ee caabuqa COVID-19, wasiirka ayaa xusay in iyadoo...

Ciidanka Dowladda Oo Gacanta Ku Dhigay Waxyaabo Qarxa Iyo Qoryo AK-47

0
Ciidamada xoogga dalka gaar ahaan Guutada 6-aad Qeybta 60-aad ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa ay howlgal qorsheysan ay ka fuliyeen degaano ka tirsan Gobolka...

Weerar mindi loo adeegsaday oo ka dhacay G.Bavaria ee Jarmalka.

0
Afhayeen u hadlay Booliska Federaalka Jarmalka ayaa sheegay in maanta oo Sabti ah weerar mindi loo adeegsaday lagu qaaday  dad saarnaa Tareen isaga kala...

Khasaaro dhimasho ah oo ka dhashay qarax muqdisho ka dhacay.

0
Faah faahino kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax miino oo ka dhacay goordhow degaanka Weydow ee duleedka Muqdisho. Iyadoo inta la xaqiijiyay ay ku...

Agaasimaha Cusub ee Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda oo maanta xilka la wareegay.

0
Magaalada muqdisho waxaa lagu qabtay munaasabad xilka kula wareegay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul). Masuuliyiinta munaasabada xil wareejinta ka...

Sagaal jabhadood oo isku baheystay inay ridaan dowladda Abiy Axmed

0
Sagaal kooxood oo dowladda Itoobiya ka dhan ah ayna ku jirto kooxda TPLF ayaa isku raacay inay sameystaan isbahaysi ka dhan ah maamulka Ra’iisul...

XULASHADA