Dowladda Somalia oo ka qeyb galeysa Shir looga hadlayo Shidaalka Afrika
Magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabka waxaa maanta ka furmay shirka Africa Oil Week 2021, kaas oo sanadkaan ay marti gelisay dowladda Imaaraadka.
Mas’uuliyiin ka...
Ahlu Sunna oo sheegtay in xalka Galmudug uu ku jiro in la wada fadhiisto.
Hoggaamiyaha sare ee Kooxda Ahlu Sunna Waljameeca Macalin Maxamuud Sheekh Xasan oo markii ugu horeysay si faahfaahsan uga hadlay qorshahooda ku aadan Dowlad Goboleedka...
Maxay ka wada hadleen RW Rooble & Marwo Martha Ama Akyaa Pobee?
Ra’iisul Wasaaraha Xukuimadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay kaaliyaha Xoghayaha Guud ee QM ee arrimaha Afrika Mss. Martha Ama Akyaa...
Qoor Qoor oo shaaciyay inay Al-Shabaab ka saarayaan degaannada ay ka joogaan Galmudug
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa sheegay in Maamulka Galmudug ay caqabad ka heysato in Maamul dowladnimo uu gaarsiiyo...
Xukuumadda oo digniin kasoo saartay Arrimo ka socda Hoteelada Xeebta liido
Wasiirka Wasaaradda Diinta & Awqaafta Xukuumadda xilgaarsiints Cumar Cali Rooble ayaa sheegay in Hoteelada kuyaal Xeebta liido ee degmada Cabdul Casiis ay ka socdaan...
Maamulka G/ Gedo oo sheegay inay u diyaar garoobeen doorashada
Degmada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo waxaa ka socda diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee doorashada 16 kursi Golaha Shacabka ee degaan doorashadoodu tahay Gobolka...
Wasaaradda Waxbarashada oo Maamulka Gobolka Banaadir ku eedeesay in xarumaha waxbarashadaha ay kusoo rogtay...
War saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Waxbarasha Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Soomaaliya oo loogu hadlay cabashooyin kaga yimid hay’adaha Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa...
Qarax Khasaaro Badan Dhaliyay Oo Ka Dhacay Baardheere
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax xooggan oo ka Dhacay Degmadda Baardheere ee Gobolka Gedo, waxaana la helayaa warar kala duwan oo ku...
Jubbaland oo Hay’adda FAO kala hadashay Arrimaha abaaraha
Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka dowlada Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa kulan la qaatay madax katirsan ururka Qaramada Midoobay u qaabilsan cunnada iyo beeraha...
DFS Oo Go’aan Culus Kasoo Saartay Lacago Gobalka Banaadir Uu Horay Ugu Soo...
Wasaaradda waxbarashada oo meesha ka saartay kharashaad uu gobolka Banaadir kusoo rogay ardeyda
Wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya ayaa meesha ka saartay...


















