Lafta gareen oo lagu wado inuu gaaro Kismaayo

47

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa maanta lagu wadaa inuu gaaro magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ee Jubbaland.

Lafta gareen ayaa lagu wadaa inuu kulamo la qaato marka uu tago magaalada Kismaayo Madaxda maamulka Jubbaland.

kulanka ayaa waxaa looga hadli doonaa arrimaha doorashooyinka iyo arrimo kale

Lama ogo inuu mira dhali doono dadaalka uu wado Madaxweynaha Dowlad Goboledka Koonfur Galbeed Soomaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen.