RW Rooble oo guddoomiyay shirka tiirka arrimaha bulshada.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta guddoomiyay shirka tiirka Arrimaha Bulshada oo ay goob joog ka ahaayeen xubno kamid ah golahiisa...
Xaruntii Caafimaadka Bisha Cas Baardheere ee la gubey oo Dib loo furey(Sawirro)
Dib u furitaanka Xarunta Caafimaadka Bisha Cas ee degmada Baardheere oo xirneyd Muddo ilaa 20 maalin ayaa timid ka dib markii Dayactir balaaran...
James Swan oo Xaaladda Soomaaliya uga Warbixiyay Golaha Ammaanka ee QM
Wakiilka Xogahaya Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa xubnaha Golaha Amniga ee QM warbixin ka siiyay xaaladda guud ee Soomaaliya ay...
Shirkii maanta ka dhici lahaa Madaxtooyada oo baaqday
Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xaashi ayaa sheegay in uu baaqday kulankii golaha ammaanka oo maanta la filayay in uu qabsoomo.
Inkastoo aan la caddeyn...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddoomiyay shirka tiirka dhaqaalaha
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta shir guddoomiyay shirka tiirka dhaqaalaha oo Xafiiska hantidhowraha guud ee Qaranku.
Shirka intii uu socday...
Lafta gareen oo kulan la qaatay Guddiga Qoondada Haweenka
Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddiga xaqiijinta qoondada haweenka ee uu Magacaabay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka...
Maxaa looga hadlaa shirka uusan ka qeyb galeen RW Rooble ee Dowlad Goboleedyada?
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa war kasoo saartay shir ay islaamiyeen Madaxda Dowlad Goboleedyada dhawaan kaas oo ka dhici doona Talaadada soo socota 21 illaa...
Faah-faahin dagaal khasaaro ka dhashay oo ka dhacay Gobolka Bari.
Wararka ay KNN ka heshay Buuraleyda Gobolka Bari ayaa sheegay in dagaal culus uu halkaa ka dhacay kaas oo u dhaxeeyay Ciidamada Daraawiishta Maamulka...
Agaasimaha KMG ee NISA Bashiir Goobe oo gunnooyinkii ay qaadan jireen Ciidanka NISA qaarkood...
-Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac (Goobe) oo uu Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo uu u magacaabay Agaasimaha ku meel gaarka ah...
Daacish oo la sheegay in weerar qaraxyo ah ay ku dishay Askar Nigerian ah.
Saraakiil maxali ah ayaa sheegay in 16 askari ay ku dhinteen weerar dhowr miino oo dhulka lagu aasay lala bartilmaamaysaday kolonyadii ciidanka ay la...

















