Hir-Shabeelle oo shaacisay Jadwalka doorashada kuraastii ugu dambeeysay ee Beledweyne
Gudiga Hirgalinta Doorashooyinkabheer dowlad Goboleed ee Maamulka Hirshabeelle ayaa shaaciyay jadwalka qabashada doorashada 4 kursi oo ka mid ah kuraasta Deegaan doorashada labaad ee...
Qaar kamid ah dhaawacyada Qaraxyadii degmada Maxaas oo la keenay Muqdisho
Magaalada Muqdisho ayaa la soo gaarsiiyey 28 qof oo qaba dhaawacyo kala duwan, kuwaas oo ka mid ahaa dadkii saakay Al-Shabaab ay ku qarxisay...
Shir looga hadlayay Amniga & abaaraha oo ka dhacay Buurdhuubo
Kulan Ay Iskugu Yimideen Sarakiisha Ururka 48aad Gt 10Aad Iyo Maamulka Degmada Buurdhuubo Ayaa Ka Dhacay Taliska Ururka 48aad ku leey Buurdhuubo.
Taliyaha Ururka Cabdiraxmaan...
Cumar Cabdirashiid oo dalbaday in Puntland lagu soo daro kulamada wadatashiga ah
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo kamid ahaa Siyaasiyiintii ka qeyb gashay shirkii Madaxda dowladda iyo Madaxdii hore ayaa sheegay...
Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Magaalada Bacaadweyne
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashaandhigga Cabdulkaadir Maxamed Nuur, Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Cabdiraxmaan Al-cadaala iyo masuuliyiin...
Taliska Ciidanka xoogga dalka oo soo bandhigay Xubin kasoo goostay Al-Shabaab
Taliska Qeybta 60aad ee Ciidanka xoogga daka ayaa Maanta Magaalada Baydhabo kusoo Bandhigey Cali Cabdullahi Cali Oo Magaciisa Afgarashada uu yahay Khaalid oo ka...
DFS oo sheegtay in Muqdisho lagu qabtay Xubno katirsan Al-Shabaab & hub Guryana lala...
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa howlgallo amniga lagu xaqiijinayay ka sameeyay Xaafado katirsan degmooyinka Gobolka Banaadir, iyada oo la sheegay in howlgallada lagu qabtay Hub...
Safiirka Mareykanku usoo magacaabay Soomaaliya oo so gaaray Muqdisho.
Safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Danjire Larry Andre ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho, ku dhowaad sanad kadib markii la magacaabay, sida lagu...
Xubno kamid ah Gollaha shacabka oo maanta Dhuusamareeb lagu doortay.
guddiga Doorashada Dowlad Goboleedka Galmudug oo qabtay Doorashada labo kursi oo kamid ah Gollaha shacabka ayaa shaciyay natiijadda kuraasta tirsigoodu yahay HOP#081 iyo Hop#025.
Ugu...
Dowladda Kenya oo markii ugu horeeysay ka hadashay aqoonsiga Somaliland.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Raychelle Omamo ayaa sheegtay in Kenya ay Somaliland ula dhaqmeyso sida qeyb ka tirsan federaalka Soomaaliya, iyadoo sheegtay in Somaliland...