Sucuudiga oo dib u furaya safaaradii uu ku lahaa Soomaaliya
Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa ku dhaawaqday in ay dib u fureyso safaaradeeda Soomaaliya taasoo in muddo ah ku shaqeynaysay meelo ka baxsan Soomaaliya.
Wasaaradda arrimaha...
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Maanta Dib Ugu Soo Laabtay Magaalada Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo maalmihii lasoo dhaafay safar ugu maqnaa Magaalada Dhuusamareeb ayaa dib ugu soo laabtay...
Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Somaliland oo billaabay diiwaangelinta musharixiinta u tartameysa golaha Shacabka
Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Gobollada Waqooyi (Somaliland) ayaa maanta billaabay diiwaangelinta Musharixiinta u tartameysa 9 kursi oo Golaha Shacabka ah oo todobaadkii hore...
DFS iyo QM oo si wadajir ah walaac ugu muujiyay abaaraha ka jira Dalka.
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo war saxaafadeed wadajir ah kasoo saaray xaaladaha abaar ee ka jira Qeybo badan oo ka tirsan Gobolada...
Madaxweyne Ku-Xigeenka Galmudug Oo Farriin U Diray Guddiga Doorashada
Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug Cali Daahir Ciid oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Magaalada Muqdisho ayaa Maanta oo sabti ah dib ugu laabtay Magaalada...
Ciidanka xoogga dalka oo gurmad gaarsiiyay dadka ay saameeyeen Abaaraha
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Biyo dhaamin u sameeyey qaar ka mid ah Bulshada ku dhaqan deegaano ka tirsan Gobolka mudug...
RW Rooble Oo Xilkii Ka Qaaday Wasiirkii Arrimaha Dibadda Kuwo Kalena Isku Bedelay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka qaadis ku sameeyay Wasiirkii Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud.
Wareegto kasoo...
Guddiga doorashada oo baaq u diray maamul goboleedyada
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) ayaa bogaadinayay guddiyada doorashooyinka ee Soomaliland iyo Galmudug oo ku bilaabay doorashada kuraasta Golaha Shacabka waqtigii loogu talagalay.
Guddiyada...
Ciidanka Duufaan Oo Xalay Howlgalo Ka Sameeyay Degmo Ka Tirsan Gobolka Banaadir
Ciidanka Nabadsugida ee NISA gaar ahaan kuwa Duufaan ayaa habeenkii xalay aheyd waxaa ay howlgalo saacado qaatay ay ka sameeyeen afarta Waaxood ee degmada...
Mareykanka iyo Midowga Afrika oo ku baaqay in la joojiyo Colaada Itoobiya
Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka ayaa la kulmay Ra’isul Wasaare ku Xigeenka dalka Itoobiya , si ay u soo nooleeyaan wadahadalladii xabbad-joojinta ahaa, iyada...