Guddiga Amniga Gobolka Bari oo go’aano kasoo saaray xaaladda Boosaaso
Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari waxaa Maanta kulan ku yeeshay Guddiga Amniga Gobolka Bari, iyaga oo kaga hadlay xaaladda Magaalada oo maalmihii la...
M/weyne Farmaajo oo kulan la qaatay ciyaaryahan ka mid ahaa xiddigihii Xulka Qaranka Soomaaliya.
Madaxweynaha Muddo Xileedkiisa dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan la qaatay Xasan Cafiif oo kamid ah xiddigihii Xulka Qaranka Soomaaliya iyo Kooxda...
War kasoo baxay Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo loogu jawaabay Xubnaha Midowga musharixiinta.
Muqdisho-KNN-War-Saxaafadeed oo kasoo baxay Guddiga xalinta khaalaafaadka doorashooyinka ayaa waxaa loogu hadlay eedeynta Midowga Musharixiinta ee ku aadan doorashada aqalka Hoose ee ka kala...
Guddoomiye Cirro oo ka horyimid dalabkii kasoo baxay Musharixiinta Mucaaradka ee ku aadanaa in...
Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka ee heer federaal, Maxamed Xasan Maxamed (Cirro) oo ku sugan magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa ka hadlay walaaca ay xiligan midowga...
R/wasaare hore Cumar Cabdirashiid oo muqdisho soo gaaray.
-Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo maanta muqdisho yimid ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka dalka gaar ahaan tan Aqalka Hoose...
Galmudug Oo Gargaar Gaarsiisay Barakacayaal Ku Sugan Duleedka Magaalada Dhuusamareeb
Duqa Magaalada Dhuusamareeb Macallin Cabdiraxmaan Geedaqoroow, Wasiir kuxigeennada beeraha iyo shaqada iyo Wasiiru Dowlaha Caafimaadka Galmudug ayaa deeq ay iska aruuriyeen waxa ay gaarsiiyeen...
Taliyihii Booliska Baladweyne Oo Xilkii Laga Qaaday Iyo Mid Cusub Oo La Magacaabay
Taliyihii Booliska Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa xilkii laga qaaday, waxaana la magacabay Taliye Cusub, kadib warqad kasoo baxaday taliyaha Ciidanka Booliska...
Madaxweynaha Dalka Ruushka Oo Ka Hadlay Arrimaha Soomaaliya
Madaxweynaha dalka Raashiya, Vladimir Putin waxa uu tilmaamay inuu rajeynayaa in lagu guuleysto dhamaan Hawlgallada ka socda Somalia ee lagula dagaalamayo waxa uu ugu...
Haweenay Al-Shabaab tababartay oo ka qeyb gashay dhoolatuska ciiddanka milatariga Kenya
Haweeney looga shakisan yahay inay xiriir la leedahay kooxda Al-Shabaab ayaa fiidnimadii Talaadadii lagu xiray deegaanka Tinderet, ee gobolka Nandi.
Sida uu sheegay agaasimaha waaxda...
Madaxweynaha Ruushka oo warqadaha ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya u magacowday wadanka Ruushka
Munaasabad kooban oo lagu qabtay aqalka madaxtooyada dalka Ruushka ayaa madaxweyne Vladimir V. Putin waxaa uu qudbad ugu jeediyay safiiradda cusub ee uu warqadaha...