Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Biixi Cabdi iyo weftigii Uu Hoggaaminayey ee safarka shaqo ku joogay dalka Jabbuuti, ayaa waxa qasriga madaxtooyada ku qaabilay madaxweynaha Jamhuuriyadda...
Soomaaliya iyoTalyaaniga oo kawada hadlay Arimo ku saabsan iskaashiga labada dal.
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawaldda Talyaaniga ee Soomaaliya Danjire Alberto Vecchi, waxayna kawada hadleen iskaashiga ka...
Axmed Madoobe oo shaaciyay in Abaarta ugu daran ay kajirto Jubbaland
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa hab maqal iyo muuqaal ah kaga qeybgalay shir Weynaha Qaran ee gurmadka abaaraha oo lagaga hadlayay...
Qarax lala beegsaday Wafdiga Madaxweynaha Puntland ee Boosaaso
Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu Aaso ah ayaa waxaa lala beegsaday wafdiga Madaxweynaha Puntland, xilli ay sii galayeen Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka...
Shirka Gurmadka Abaaraha oo maanta ka furmay muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka furay Shirweynaha Qaran ee Gurmadka Abaaraha oo diiradda lagu saarayo sidii loogu gurman...
RW Rooble” Waa in Afar Maalin lagu soo dhameystiraa doorashada Golaha Shacabka”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maeka hore uga mahad celiyay guddiga doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Somaliland ee Maanta soo geba-gabeeyay doorashada...
Xafiiska Hanti dhowrka oo dalbaday in shaqada laga joojiyo Wasiirka Batroolka
War-saxaafadeed uu Xafiiska Hantidhawrka Guud kasoo saaray heshiiska Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ay la gashay shirkadda Coastline Exploration Ltd.
Xafiiska ayaa Wasaaradda iyo hay’adaha ay...
Doorashada lix kamid kuraasta Golaha Shacabka oo lagu qabtay Beledweyne
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Hir-Shabeelle ayaa Maanta Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan oo ah degaan doorashada labaad ee Hir-Shabeelle ku...
Guddiga doorashada Jubbaland oo shaaciyay Jadwalka doorashada 5 Kursi.
Guddiga hirgalinta Doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Jubbaland SEIT ayaa xalay shaaciyay Jadwalka qabashada doorashada 5 kursi oo kamid ah 43-da kursi ee Golaha...
Guddiga Doorashooyinka Federaalka Oo Shaaciyay In Lagala Wareegay Barihii Bulshada
Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa shaaca ka qaaday in Guddigooda mar kale lagala wareegay oo gacantooda ka baxeen dhammaan barihii Bulshada oo Guddiga doorashooyinka...


















