Rooble iyo Cali Guudlaawe oo war kasoo saaray qaraxii Beledweyne

0
Ra,iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa cambaareeyay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. “Waxaan cambaareynayaa qaraxii argagixisadu maanta ka geysteen Beledweyne oo ay waxyeello...

Agaasimihii Hore Ee NISA Fahad Yaasiin Oo Goor Dhow Gaaray Magaalada Baladweyne

0
Agaasimihii hore ee hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo ka ambabaxay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa goordhow ka...

Faah-faahino ka soo baxaya Qarax ka dhacay Boosaaso

0
Ugu yaraan hal ruux ayaa ku geeriyooday, halka 10 kalena ay ku dhaawacmeen qarax miino oo galabta ka dhacay magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari. Qaraxa...

Qarax ka dhacay Boosaaso

0
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa sheegaya in qarax miino uu goor-dhaweyd ka dhacay Boosaaso, kaas oo sababay khasaare dhimasho...

Rooble oo guddi baara u magacaabay cabshada ay qabaan Beelaha Banaadiriga

0
War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska R/wasaare Rooble ayaa lagu sheegay kadib markii uu kulan wadatashi ah la yeeshay Guddoomiyeyaasha Guddiyada Doorashooyinka...

Faahfaahin Qarax ka dhacay Beledweyne

0
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Qaraxa waxaa fuliyay ruux isku soo xiray waxyaabaha qarxa sidda...

Wasiirka Qorsheynta oo walaac ka muujiyay amniga goobta lagu qabanayo doorashada golaha Shacabka

0
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo la hadlay BBC-DA ayaa sheegay in hannaanka loo marayo doorashada Boosaaso ay tahay hab khilaafsan...

Guddoomiye ku xigeenka guddiga doorashooyinka Banaadiriga oo is Casilay.

0
Muqdisho-KNN-Guddoomiye kuxigeenka guddiga maamulka doorashada Banaadiriga ah ayaa sheegay in uu iska casilay xilkii iyo xubinimadii guddiga Doorashooyinka Banaadiriga. Ujeedka uu isku Casilay ayuu Ku...

Guudlaawe Oo Guddi Baaris U Magacaabay Dilka Taliyihii Saldhiga Booliska Baladweyne

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe ayaa xalay Magacaabay Guddi baaris ku sameeya dilka Taliyihii Saldhiga Booliska Magaalada Beledweyne Marxuum Maxamed...

Diyaaraddo Sidday Ciidamo Farabadan Iyo Ergo Oo Maanta Ka Degay Garoonka Baladweyne

0
Garoonka diyaaradaha Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa duhurnimadii Maanta ka degay diyaarado sidday Ciidamo farabadan oo ka tirsan dowladda Federaalka. Ilo-wareedyo lagu...

XULASHADA