Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Saraakiisha Hay’addaha Ammaanka

0
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamada Amniga Puntland, Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Amniga, xubno ka mid ah...

Muxuu yahay ujeedka safarka uu ku tagay Kismaayo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka?

0
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) iyo wefdi uu hogaaminaayo ayaa maanta safar shaqo ku tageen Xarunta Laanta...

Maamulka Garbahaarey oo shirkadaha diyaaradaha ugu digay iney soo qaadaan guddiga qiimeynta

0
Mas’uuliyiinta ugu sarreeysa Maamulka degmada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka gedo ayaa guud ahaan Shirkadaha diyaaradaha waxaa ay uga digeen inay degmada keenaan Xubnaha Guddiga...

Hay’adda Islamic Relief oo Raashin gargaar u qeybisey Boqolaal Qoys oo ku barakacay Abaaraha...

0
Hay’adda Islamic Relief oo ka mid ah Hayadaha Samafalka ee ka Howl gala dalka Soomaaliya ayaa gargaar Raashin ah maanta ka...

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo sheegay in aan qof loo xireyn kuraasta Golaha Shacabka

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulkaas Yuusuf Axmed Hagar ayaa kulan la qaatay musharaxiinta u taagan...

Ciidamada Ingiriiska Oo Qarka U Saaran In Ay Ku Biiraan Dagaalka Ruushka Iyo Ukraine

0
Saraakiisha sar sare ee Ingiriiska, ayaa si dhab ah uga walaacsan in qaar kamid ah ciidamada Ingiriiska – ee kuwa joogtada ah iyo kuwa...

Deni Oo Qaabilay Xildhibaanadii Shalay Lagu Doortay Magaalada Boosaaso

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay Xildhibaanada cusub ee Golaha Shacabka Soomaaliya ee shalay lagu doortay Boosaaso. Madaxweynaha oo kulan Qado...

Suuqyada Muqdisho oo maanta laga waayay hilibka Geela.

0
Caasimada Muqdisho, Saakay Suuqyadii lagu iibinayay hilibka Geela waa laga waayay oo waa ay haawanayaan dhammaantood, iyadoo loo sababeeyay khilaaf soo kale dhexgalay Ganacsata...

Çumar Filish oo sheegay in Ciidamo gaar ah loo sameeyay la dagaalanka Maandooriyaha

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Fislih) ayaa sheegay in dadka kunool magaalada Muqdisho ay ku dhiban yihiin dhalinyaro isticmaasha...

Dowladda Ukraine oo eedeyn u jeedisay Gaashaan-buurta NATO

0
Madaxweynaha Ukraine ayaa waxa uu weerar afka ah ku qaaday hoggaamiyayaasha NATO kuwaas oo diiday inay dalkaasi ka sameeyaan aag ka caagan duulimaadyada. Khudbad kulul...

XULASHADA