Rooble Oo Guddiga Doorashooyinka Kala Hadlay Hirgalinta Jadwalkii Ay Diideen KGS Iyo Galmudug
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Muuse Geelle Yusuf.
Kulanka dhexmaray...
Jubbaland oo soo saartay go,aan ka dhan ah bacaha balaastiga
Qoraal kasoo baxay wasiirka wasaaradda Ganacsiga DG Jubbaland ayaa lagu mamnuucday isticmaalka bacaha balaastiga ah ee alaabta lagu qaato, iyadoo laga duulayo badqabka deegaanka...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo Magacaabis sameeyay
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa Magacaabay Agaasimaha guud ee Wasaaradda biyaha ee maamulka Hirshabeelle ka dib Warqad kasoo baxday Xafiiskiisa.
Madaxweynaha oo maalmihii...
Lafta gareen oo la kulmay Guddiga doorashada ee SEIT
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa maanta kulan la qaatay Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka maamulkaas ee SEIT.
Madaxweynaha ayaa kala hadalay Guddiga kuraastii...
Guddiga doorashada Jubaland oo Shihaado gudoonsiiyey Musharaxiin kuraas loo xiray
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaa shahaadada musharaxnimo gudoonsiiyey musharax Xildhibaan Axmed Maxamuud Jama iyo musharax Xildhibaan Cabdiqani Cali Ciise...
Madaxweyneyaasha Shiinaha iyo Mareykanka oo ka shiray dagaalka Ukrain
Madaxweyneyaasha Shiinaha Xi Jinping iyo Mareykanka Joe Biden ayaa markii u horreysay ka wada hadlay dagaalka saddexda toddobaad galay ee ka socda Wadanka Ukirane.
Madaxweynaha...
Dowladda Somalia oo sheegtay in howlgal lagu dilay Saraakiil Al-Shabaab ah
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Kuwa Daraawiishta Maamulka Jubbaland ayaa si wadajir ah howlgallo qorsheysan uga fuliyey degaajo katirsan Gobolka Jubbada...
Dhimasho & dhaawac ka dhashay weerar ka dhacay DDS
Maleeshiyaad hubeysan ayaa weeraray Dhalinyaro Xoolaleey ah oo ku sugnaa degaanka Qabalaha Ari-Qaruuf ee Gobalka Qoraxay ee dowlad degaanka Soomaalida, iyaga oo halkaasi ka...
Taliye Xijaar oo sheegay inay socdaan howlgallo looga hortagayo weerarada Al-Shabaab
Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo maanta ka qeyb galay Barnaamij ka baxayay Warbaahinta dowladda ayaa ka warbixiyay qodobo dhowr...
Khasaare ka dhashay Shil ka dhacay Garowe
Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in halkaasi uu galabta ka dhacay Shil geystay khasaare kala duwan.
Shilka oo yimid...


















