Qarax ay caruur ku geeriyoodeen oo ka dhacay Galgaduud

0
Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in qarax ay ku geeriyoodeen Caruur isku qoys ah uu ka dhacey deegaanka Xananbuure. Goobjoogayaal ayaa KNN u...

Ruushka oo digniin u diray Mareykanka

0
Ruushka ayaa Khamiista maanta ah uga digtay Mareykanka inay Moscow ay halka uu mudan yahay dhigi doonto dalka ah quwadda koowaad ee adduunka, ayada...

Wiil Soomaali ah oo walaalkiis ku dilay dalka Mareykanka

0
Sakariya Hirad oo ah wiil Soomaali ah, ayaa la sheegay in uu dil ugu geystay magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka, walaalkiis...

Xubno katirsan Guddiga xalinta khilaafaadka oo gaaray Kismaayo

0
Xubno ka mid ah Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Dadban ayaa safar shaqo ku gaaray Dowlad Goballeedka Jubbaland gaar ahaan Magaalada Kismaayo. Xubnahaan ka mid ah...

Puntland oo soo bandhigtay Magacyada musharrixiinta lix kursi

0
Guddiga Doorashooyinka Maamulka Puntland ayaa shaaciyey musharraxiinta utartamaya lixda kursi ee doorashadoodu ku dhinayd magaalada Garoowe, kuwaas oo buuxiyey shuruudihii murashaxnnimo ee looga baahnaa. Magacyada...

Qoor-qoor oo ka hadlay dib u dhaca doorashada ku yimid

0
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo ka hadlaayay Munaasabad lagu sagootinaayay Xildhibaanada cusub ee laga soo doortay deegaanada Galmudug ayaa ka digay...

Guddiga Doorashada Puntland Oo Shaaciyay Guddiyada Xulista Ergooyinka Kuraas Golaha Shacabka Ah

0
Guddiga Maamulka  Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Puntland  ayaa shaaciyay  liiska Guddiyada Xulista Ergooyinka Kuraasta Golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Somalia ee lagu dooranayo Magaalada...

Guddiga doorashooyinka Puntland oo Guddoomiye kuxigeen doortay

0
Kadib kulan ay Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal ku yeesheen Guddiga Maamulka Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Puntland ayaa Maanta waxaa ay ku doorteen...

Mareykanka: Xukun lagu riday Nin dil iyo dhac u geystay Muwaadin Soomaaliyeed

0
Xafiiska Xeer ilaaliyaha dowladda Federaalka ee Mareykanka u fadhiya gobolka Minnesota ayaa Soddon (30) sanno oo xabsi ah ku xukumay nin dil iyo dhac...

Mareykanka oo Soomaaliya dib ugu soo celinaya Ciidamadiisa

0
Dowladda Maraykanka ayaa lagu wadaa inay ciidamo keento Soomaaliya si ay u xakameeyaan khatarta ururka al-Shabaab ee sii kordhaysa sida uu taliyaha ciidamada Maraykanka...

XULASHADA