Ka Dhageyso: Radio Markabley FM Wacyi gelinta Duumada iyo Covid 19.

53

Maalin iyo habeen kasta ka Dhageyso Radio Markabley FM 88.8 Mhtz Fariinta wacyi gelinta ee Cudurka Duumada iyo Covid 19,xilliyada kala Subax kasta 7.30 Am,Duhurkii 2.30 Pm iyo Habeenkii 8.00 pm fiidnimo.

Fariinta waxaa idiin soo gudbinaya Wasaarada caafimaadka iyo Adeega Bulshada ee DF ee Soonaaliya.

Waxaana idiin Baahiyey Radiyo Markabley.