Qatar & Imaaraadka Carabta oo ka hadlay doorashadii uu kusoo baxay Xasan Sheekh Maxamuud
Amiirka dalka Qatar Sheekh Tamim bin Hamad Al-Thani ayaa hambalyo ku aadan doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya u diray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Axaddii...
Garoonka diyaaradaha ee Sanca oo dib loo furay
Waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Sanca ee dalka Yemen ka duushay diyaaraddii ugu horraysay ee ganacsi ee garoonkaas isticmaasha muddo lix sannadood ah, waxaana...
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistaan oo sheegay in loo qorsheeyey isku day dil
Ammaanka ra’iisal wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa aad loo adkeeyey, ka dib markii uu sheegay in la qorsheeyey, isku day dil, oo...
Madaxweynaha Kenya oo Mareykanka kala hadlay Ammaanka Soomaaliya
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa kulan la qaatay taliyaha ciidamada Mareykanka Jeneraal Stephen Townsend oo ku booqday aqalka madaxtooyada ee magaalada Nairobi.
Madaxweyne Kenyatta...
Ciidamada ATMIS oo Madaafiic saaka ku garaacay degaanka Ceelbaraf
Wararka naga soo gaaraya degaanka Ceelbaraf ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS ay saaka tiro madaafiic ah...
Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka Oo Sheegay In Degaanno Ay Kala Wareegen Al-Shabaab
Ciidamada Kumaandooska ee xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gorgor gaar ahaan Ururka 8 aad ee guutada 18 aad ayaa howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka...
Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Safiirka Kenya ee Somalia
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa hoygiisa Magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirka Dowlada Kenya ee Soomaaliya Danjire Lucas Tumbo.
Madaxweynaha iyo safiirka ayaa ka wada...
TPLF oo ka hadashay guushii Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud
Kooxda TPLF ee dagaalka kula jirta dowladda Itoobiya, ayaa farriin hambalyo ah waxay u direen Madaxwaynaha cusub ee Soomaaliya ee xalay la doortay Xasan...
Maxay beeralleyda jaadka Kenya ka dhaheen dib u doorashada Xasan Sheekh Maxamuud?
Beeralleyda ka ganacsata khaatka ee Kenya ayaa xalay si toos ah u daawanayay doorashada madaxtinnimo ee Soomaaliya, iyagoo sidoo kale maalmihii la soo dhaafayna...
Imran Khan: ‘Haddii lay dilo, waxaa la baahinayaa muuqaal aan kaga hadlayo cidda i...
ISLAMABAD, PAKISTAN - Ammaanka ra’iisal wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa aad loo adkeeyey, ka dib markii uu sheegay in la qorsheeyey, isku...

















