XAMAAS oo war ka soo saartay doorashadii Xasan Sheekh Maxamuud
Madaxa xafiiska siyaasadda dhaq-dhaqaaqa Xamaas Ismaaciil Haniyah ayaa war kasoo saaray doorashadii madaxtimimo ee 15-kii bishaan May ka dhacday magaalada Muqdisho, taas oo lagu...
Ruushka oo talaabo adag ka qaaday dalka Finland
Sida ay sheegeen mas’uuliyiin katirsan xukuumadda Moscow, Ruushka aya gaaska ka jaray dowladda Fiinland kadib markii ay dalbatay in ay kamid noqoto Gaashaanbuurta NATO.
Ruushka...
Taliyaha cusub ee loo magacaabay qeybta 60-aad oo xilka la wareegay
Gaashanle Sare Ibraahim Cusmaan Maxamed (Tifow) oo dhawaan loo magacaabay Taliyaha Cusub ee Qeybta 60aad ayaa Maanta si rasmi ah Xilka Taliyaha ugula wareegey...
Wararkii ugu dambeeyay weerar askar lagu laayay oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe
Lix askari ayaa lagu dilay weerar kooxda Al-Shabaab ay xalay ku qaadeen bar koontarool oo ku taala waddada ka baxda degmada Balcad ee aada...
Farmaajo oo magacaabay Guddiga Qabanqaabada Xil-wareejinta Madaxweyne Xasan Sheekh
Madaxweynaha Xafiiska Jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan booqasho iyo salaan ah waxa uu Madaxtooyada Qaranka kula qaatay Madaxweyne Xasan...
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay Ciidanka Mareykanka ee kusoo wajahan Soomaaliya
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxweynaha Maraykanka Jeo Biden uga mahadceliyey in ciidamo cusub uu Maraykanku keeno Soomaaliya, sida ay baahisay...
Madaxweynaha cusub oo ka qeyb galay Shir ku saabsan dib u habeynta maaliyadda
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta aalladda fogaan aragga kaga qeybgalay shir ku saabsan dib-u-habeynta dhaqaalaha dalka kaasoo ay yeesheen Wasaaradda Maaliyadda iyo...
laamaha Amniga oo shaaciyay khasaaraha ka dhashay qarixii Degmada Balcad
Inta la xaqiijiyay saddex qof ayaa ku dhaawacmay bam-gamceed lagu weeraray maqaayad ku taalla magaalda Balcad ee gobolka Shaheelaha Dhexe, kuwaas oo ay jiraan...
Ciidamada ATMIS & kuwa dowladda oo dib ula wareegay Ceelbaraf
Ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS iyo kuwo dowladda Soomaaliya ayaa dib ula wareegay degaanka Ceelbaraf oo hoostaga degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe,...
Farmaajo Iyo Madaxweynaha Cusub Ee Beddalaya Oo Kulan Gaar Ah Yeeshay
Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in kulan gaar ah ay yeesheen Madaxweynaha Xilka kasii degaya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo Madaxweynaha Cusub...

















