Nabaddoon Maanta lagu dilay Magaalada Muqdisho
Kooxo hubeysan ayaa Maanta waxaa Xaafada Baar Ubax ee Magaalada Muqdisho ku dileen Nin Oday Nabaddoon ahaa oo lagu Magacaabi jiray Nabaddoon Warsame Ismaaciil.
Kooxaha...
Maxaa looga hadlay Kulankii Maanta ee Xildhibaannada labada Aqal?
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi oo ay weheliyaan ku-xigeenadda...
Warmurtiyeed laga soo saaray Shirka Golaha wadatashiga Qaran
Waxaa Maanta Xarunta Madaxtooyada lagu soo geba-gabeeyay Shir ay yeesheen Golaha wadatashiga Qaran oo ka kooban Madaxwrynaha, Ra’iisul Wasaaraha, Madaxwrynayaasha 5-ta dowlad Goboleed iyo...
DF oo shuruudo ku xireysa in la fasaxo khaatka KENYA
owladda federaalka Soomaaliya ayaa ka jawaabtay warka kasoo baxay dowladda Kenya ee ku saabsan in dib loo fasaxay khaatka Kenya ee iman jiray Soomaaliya...
Fahad oo sheegay in dilka Ikraan ay ka dambeeyeen Rooble, Mahad Salaad iyo Al-Cadaala
Agaasimihii hore ee hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa markii ugu horreysay si faah faahsan uga hadlay kiiska Ikraan...
Somaliland iyo DDS oo ka wada hadlay la dagaallanka waxyaabaha sharci-darrada ah
Waxaa magaalada Burco lagu soo afmeeray shirkii arrimaha amniga iyo iskaashiga xidiidhka labada dhinac ee gobolka Tog-dheer Somaliland iyo gobolka Jarar ee DDS.
Masuuliyiinta dhanka...
AKHRISO: Qodobada looga hadlaayo Shirka golaha Wadatashiga Qaran ee ka furmay Muqdisho
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka...
Haweeney Maalmo laweysanaa Oo Meydkeeda Baydhabo lagu arkay
Haweeney lagu magacaabo Aamino Maxamuud ayaa meydkeeda galabta laga soo saaray Suuliga xaafad ka tirsan magaalada Baydhaba ee gobolka Bay, kadib baaritaan socday maalmihii...
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka hadlay sharcinnimada kursigiisa
Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabbilsan arrimaha abaaraha iyo gargaarka, xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa markii ugu horreysay ka hadlay inuu sharci...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka Galmudug
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan la qaatay nabaddoonada iyo odayaasha...


















