Puntland Oo War Kasoo Saartay Dilkii Loo Geystay Taliyihii Saldhiga Degmada Qardho

0
Taliyaha Ciidanka Booliska dowlad Goboleedka Puntland Sarreeyo Guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa ka hadlay dilkii xalay loo geystay Cumar Hiiraad Kaatuun oo ahaa Taliyihii Booliska...

Diyaaradaha Kenya oo duqeymo ka fuliyay degaano katirsan Gobolka Gedo

0
Diyaaradaha dagaalka dalka Kenya ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay duqeymo culus ka fuliyeen degaano katirsan Gobolka Gedo, waxaana duqeymaha ka dhashay khasaaro...

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan Arrimaha Abaaraha oo gaaray degmada Buulo Burde

0
Waxaa Maanta degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan gaaray wafdi uu hoggaaminayo Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka...

Dad ku dhintay Shil Gaari oo Maanta ka dhacay Magaalada Jowhar

0
Inta la xaqiijiyay laba dhalinyaro ahaa ayaa geeriyootay Barqanimadii Maanta kadib Shil gaari oo ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle. Shilka ayaa...

Deni oo shaaciyay doorkii uu kulahaa Isbedelka doorasho ee ka dhacay dalka

0
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay doorashadii Madaxweynenimo ee uu uga qeyb galay Magaalada Muqdisho iyo doorkii Puntland ku laheyd in isbedel...

Qarax ay dad ku dhinteen oo ka dhacay dalka Itoobiya

0
Wararka ka imaanaya gobolka Amxaarada ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya inuu ka dhacay qarax bambaano kaas oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac. Waxaa la xaqiijiyay...

M/weynaha DDS oo safar ku tagay Somaliland

0
Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar ku tegay Somaliland. Wafdiga Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Mustafe Maxamuud Cumar (Cagjar), waxaa qaabilay...

Madaxweynaha Puntland oo Safiirka Mareykanka kala hadlay Arrimaha Amniga & Abaaraha

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan Magaalada Muqdisho kula qaatay Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Larry André Jr. Kulanka ayaa waxaa...

Guddiga loo xilsaaray diyaarinaya Sharciga Miisaaniyadda oo Guddoon doortay

0
Guddiga KMG ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee loo xilsaaray diyaarinta Sharciga Miisaaniyadda Qaranka ee sanadka 2022 ayaa Maanta fadhigoodii ugu...

Laba dhinac oo saameyn xoog leh ku leh magacaabista ra’iisul wasaaraha cusub

0
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa in dhawaan uu shaaciyay qofka uu u xushay raysul wasaaraha cusub, si loo soo dhiso xukuumad...

XULASHADA