Ka; dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Todobaadlaha ee Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada Wanaagsan.

38

Barnaamijka 7aad laha ee oo Maanta aan ku eegi doono, Bad Qabka Cunnooyinka iyo Nafaqada Wanaagsan,Mowduuca maanta waa Quudinta Bukaanka,waxaana idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7,00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 04/9/2022,Barnaamijkani oo ah kii 2aad ee Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Bad Qabka Cunntada.

Barnaamijkan oo Rogaal celis ah ayaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.
Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.