Guddiga doorashooyinka Hirshabelle oo shaaciyay kuraas ka mid ah golaha Shacabka.

0
Guddiga Hirgalinta Doorashada Hirshabelle ayaa waxaa uu shaaciyay Guddiga Xulista Ergada (GXE) iyo Jadwalka cusub ee labada kursi oo ka mid ah golaha shacabka...

Ciidamada DANAB Iyo Kuwa Galmudug Oo Howlgal Wadajir Ah Ka Fuliyay Degaano

0
Ciidamada Daraawiishta dowlad Goboleedka Galmudug, Ciidanka DANAB ee xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa maanta Howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaano badan oo ka tirsan...

Xukuumadda Xilgaarsiinta Oo Maanta Deeq Gargaar U Kala Dirtay Laba Maamul Goboleed

0
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Khamiis ah Deeq Gargaar ah u kala dirtay dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed Soomaaliya...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Guddoomiye Cusub u Magacaabay Gobolka Mudug

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Mudug ee Galmudug u magacaabay Axmed Xuseen shire (bukhaari) Guddoomiyaha...

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabis kale sameeyay

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 21 ee 30ka March 2022 kuna saabsan dhismaha Maxkamadda Sare ee Puntland. Madaxweynaha Maamulka...

Guddiga Doorashooyinka FEIT oo lagu wado inay shaaciyaan liiska xildhibaanada labada Aqal ee BFS.

0
Guddiga Doorashooyinka heer Federaal ee FEIT ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ay shaaciyaan liiska Xildhibaanada labada Aqal si xildhibaanadu u qaataan shahaadada...

Shir laga yeeshay Amniga Gobolka Bari xilli….

0
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/sare C/qaadir Jaamac Dirir iyo ku Xigeenkiisa , ayaa shir guddomiay shirka Khamiislaha, waxana ka qeyb galy , waaxyaha...

Rooble “Gacantii dishay Ikraan Tahliil ayaa dishay Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi”

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay kulan loogu duceynayay Allaha u naxariistee xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi iyo muwaadiniintii...

Wada hadalo xal looga gaarayo khilaafka ka taagan doorashada kuraas taala Garbahaarey oo socda

0
Xildhibaan Shire Cabdi Maxamed (Shire Coley) oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka DG Jubbaland oo Wareysi gaar ah siiyay KNN ayaa kaga hadlay khilaafka daba-dheeraaday...

Qarax miino oo haleelay gaari ay saarnaayeen dad shacab ah

0
Qarax miino ayaa haleeyay gaari dad shacab ah ay wateen oo ku safrayay wadada xariirisa wisil iyo bajeela oo mudug ka wada tirsan. Gaariga ayaa...

XULASHADA