DF oo shaacisay sida laga yeelayo heshiisyadii ay kala saxiixdeen Xasan iyo Uhuru
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay sida laga yeelayo heshiisyadii ay horey u kala saxiixdeen madaxweynihii hore ee Kenya Uhura Kenyatta iyo madaxweynaha Soomaaliya...
Booliska Sacuudiga oo xiray nin Cumro u sameynayey boqoraddii geeriyootay ee UK
Booliska dowladda Sacuudiga ayaa xabsiga u taxaabay nin sheegay inuu cumro u niyeystay boqoradii dhawaan geeriyootay ee dalka UK Queen Elizabeth II.
Hay’adda Ammaanka Dadweynaha...
UNICEF Geneva Palais briefing note on rising severe acute malnutrition for children in Somalia
The number of Somalia’s youngest children (those aged 6-59 months) who are expected to suffer severe acute malnutrition (SAM) has now increased from 386,000...
Wararka SAWIRO:-Munaasabadda Caleemo-saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya
Waxaa Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya goordhow ka bilaabatay Munaasabadda caleemo saarka iyo dhaarinta madaxweynaha 5-aad ee dalka Kenya William Ruto...
Baarlamaanka Galmudug oo muddo kordhin u sameeyay Madaxweyne Qoor Qoor
Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta oo Talaado ah waxaa ay kulan ku yeesheen Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda galmudug, iyaga oo muddo kordhin...
Madaxweyne laftagareen oo Wakiilada Beesha Caalamka kala hadlay Arrimaha Amniga & Abaaraha
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ka socday Safiirada Beesha Caalamka u...
William Ruto oo shaaca ka qaaday tallaabo la xiriirta Soomaaliya oo uu qaadayo
Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya, William Ruto ayaa shaaciyey tallaabo uu qaadayo oo la xiriirta qaadka Miraa ee ay u soo dhoofiyaan Somalia.
Ruto oo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan Maraykanka, Akhriso ujeedka socdaalkiisa
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa in todobaadka soo socda uu safar ugu ambabaxo dalka Maraykanka.
Xasan Sheekh ayaa kulama la qaadan doona...
DEG DEG: DF iyo maamul goboleedyada oo ka heshiiyey qeybsiga $100 milyan
Sida ay xog hoose ku heshay Radio Markabley, dowladda dhexe iyo madaxda maamul goboleedyada ee ku shirsan magaalada Muqdisho ayaa ka heshiiyey khilaafkii ka...
Madaxweyne Mustafe Cagjar oo booqday deegaano dhaca xadka Soomaaliya
Wefdi uu hogaaminayo madaxweynaha dawlad degaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar ayaa maanta socdaal ku tegay gobolka Afdheer, gaar ahaan deegaanka Caato ee xuduudka ay...


















