Guddoomiyaha Cali jeyte” Xafiiskeyga kuma laaban doono ilaa Al-Shabaab aan ka aaro gobolka Hiiraan”

0
Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeeyte Cismaan oo aay wehliyaan Taliyaha Guutada 5-aad Qeybta 27-aad ee Ciidanka xooga Dalka soomaaliyeed iyo xildhibaanCabduqaadir Abwbakar dhagaweyne...

Ciidamada Jubbaland & kuwa ATMIS oo howlgal wadajir ah sameeyay

0
Ciidamada Jubbaland ee uu fadhigoodu yahay degmada Afmadow iyo Ciidanka ATMIS ayaa maanta waxaa ay hawlgallo ka sameeyeen deegaanada Miidoow, Harboole iyo Qumbi oo...

Madaxweyne Deni” Koox yar oo is wada dal & dad ma hoggaamin karto”

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa siweyn u duray koox uusan magacaabin oo uu sheegay inay yihiin kuwo is wata,balse kuwaas ysan...

Ciidamada Ruushka oo lagu jabiyay dagaalka ka socda qeybo ka mid ah Ukraine

0
Taliyaha ciidamada Ukraine ayaa sheegay Axaddii in ciidamada Ukraine ay guulo ka gaarnen dagaalkii ka socday waqooyiga gobolka Kharkiv, ayna u sii gudbeen koonfurta...

Shan qodob oo la isku hayo shirka madaxda DF iyo dowlad goboleedyada

0
Shirka madaxda maamulada iyo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirka oo laba maalmood socon doono ayaa kusoo...

SAWIRRO. Ra’iisul wasaare Xamza oo la kulmay wadi ka socday hey’adda IOM

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday hey’adda IOM, oo ay hoggaamineysay Ku Xigeenka Agaasimaha...

Ka; dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Todobaadlaha ee Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada Wanaagsan

0
Barnaamijka Todobaadlaha ee Maanta ayaan ku eegi doono, Bad Qabka Cunnooyinka iyo Nafaqada Wanaagsan,Mowduuca Maanta ayaa ku Saabsan Raadinta Wadadii caanaha lagu...

Xilliga iyo goobta lagu aasayo boqorad Elizabeth II oo la shaaciyay

0
Naxashka meydka boqoradda ayaa la dhigi doonaa hoolka Westminster Abbey afar maalmood ka hor aaskeeda oo ku aaddan maalinta Isniinta, ee ku beegan 19-ka...

Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho ku soo wajahan

0
Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni, ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ee maanta uu soo gaaro magaalada Muqdisho oo ay ku...

Akhriso: Shirka madasha wadatashiga qaranka oo Muqdisho ka furmayo

0
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda diyaar garowgii ugu dambeeyay ee shirka wadatashiga dowadda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah. Shirkaan oo ay ka qaybgalayaan Madaxweynaha...

XULASHADA