Ka; dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Todobaadlaha ee Nafaqada iyo Bad baadada Cuntada ee Waxbarashada Nolosha,

47

Barnaamijka Todobaadlaha ee Maanta ayaan ku eegi doono,Barnaamijka Maanta oo aan ku eegi doono Nafaqada iyo Bad baadada Cuntada ee Waxbarashada Nolosha,Barnaamijkan oo ah kii 8aad ayaa waxaa idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa subaxnimo Isniin ah saacaduna waa 7,00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 03/10/2022,Barnaamijkani oo ah kii 8aad ee Nafaqada iyo Bad baadada Cuntada ee Waxbarashada Nolosha.

Barnaamijkan oo Rogaal celis ah ayaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.
Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.

Halkan Ka dhageyso Barnaamijka Nafaqada iyo Bad baadada Cuntada ee Waxbarashada Nolosha.