Dagaal xooggan oo ka socda Duleedka Dhuusamareeb
Sida Saraakiisha Ciidanka Dowlada Soomaaliya u Xaqiijiyeen Warbaahinta waxaa Dagaal xoogan ka qarxay meel u dhaw deegaannada sino-dhaqo iyo Labidulle ee duleedka Magaalada dhuusamarreb.
Dagaalkan...
Aqriso: Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir oo soo saaray amaro culus
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa amaro ka soo saaray Dhulalka gaarka loo leeyahay iyo kuwa Danta Guud.
Guddoomiyaha...
Soomaali kamid ah shiicada u lugeyneysa siyaarada Karbala
Malaayiin ruux oo ka tirsan Muslimiinta Shiicada ayaa billaabay siyaarada sannadlaha ah ee ay ku tagaan magaalada Karbala ee dalka Ciraaq. Maanta oo...
Uhuru Kenyatta oo xil cusub loo magacaabay
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa madaxweynihii uu xilka kala wareegay ee Uhuru Kenyatta u magacaabay Ergaygiisa Nabadda ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo iyo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Xoghayaha Arimaha Dibadda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay xarunta Wasaaradda Arimaha Dibadda Maraykanka ee magaalada Washington, Xoghayaha Arimaha Dibadda dalkaas...
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in la shirqoolay nabadoono qarax lagu dilay
Wasaarada arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa si kulul u canbaareysay weerar xalay lagu dilay nabadoono ka tagay Beledweyn, kuwaasoo ku sii jeeday deegaan ay maamusho...
Madaxweynaha Puntland oo kala diray golaha deegaanka Garoowe + sababta
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 54 ee 15-ka Sibteembar 2022, kuna saabsan kala dirid...
Qaramada Midoobay oo Sheegtay in Gobolka Bay uu Qarka u Saaran Yahay in Macluul...
Ku-xigeenka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Martin Griffiths ee arrimaha Bani’adannimada ayaa sheegay in xaaladda abaaraha ee ka jira Soomaaliya ay marayso heerkii...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Mareykanka kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka ee magaalada Washington, Xoghayaha Difaaca dalkaas...
Armenia oo khasaare culus lagu gaarsiiyey DAGAALKA Azerbaijan + Tirada dhimasho
Armenia ayaa maanta sheegtay in ugu yaraan 136 ka mid ah askarteed lagu dilay dagaal ay xuduudda kula galeen ciidamada Azerbaijan toddobaadkan, taasi oo...


















