Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay degaanka Deeynuunay & khasaaro ka dhashay

0
Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamada katirsan kuwa xoogga dalka Soomaliyeed ee qeybta 60aad iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed oo dhinac ah iyo Al-Shabaab ayaa...

TPLF oo shuruud cusub ku xirtay inay hubka dhigaan

0
Hogaamiyayaasha Tigrayga ayaa sheegay in ciidamadooda aysan hubka dhigi doonin ilaa dadka degan gobolka waqooyi ee Itoobiya laga damaanad qaadayo ammaankooda. Hub ka dhigista ciidamada...

Mohamed El-Amine oo la wareegay hoggaanka ATMIS

0
Souef Mohamed El-Amine oo ah Dublamaasi u dhashay dalka Comoros ayaa Midowga Afrika u doortay in uu noqdo madaxa howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya...

Maxay Koonfur Galbeed ka tiri shirka uu iclaamiyay Sheekh Aadan Madoobe?

0
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa soo dhaweeyey shirka dib u heshiisiinta ee uu iclaamiyay guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Mudane...

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray magaalada Beledweyne

0
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka yimid dhinaca magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Madaxweynaha HirShabelle Cali Guudlaawe...

Wararkii ugu dambeeyay Koobka Adduunka oo Maanta ka furmaya dalka Qata

0
Magaalada Doxa ee caasimadda Qadar, waxaa soo baxayay sanadkan 2022 muuqaallo xiiso leh oo isugu jira garoomo, waddooyiin iyo dhismooyiin qurux badan. Tan iyo markii...

Maxay ka wada hadleen RW Xamse & Safiirka Cusub ee Imaaraadka?

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Ahmad...

Puntland oo sheegtay inay soo baxeen Kooxo khalqal gelinaya Amniga magaalada Garoowe

0
Taliye ku xigeenka qaybta Booliska gobolka Nugaal ee Puntland ahna ku-simaha taliyaha Gaashaanle Dhexe Maxamuud Muuse Bile ( Fardafuul ) ayaa ka warbixiyey...

Ka dhageyso: Radio Markabley Barnaamijka Taxanaha ah ee Wax soosaarka Beeraha.

0
Barnaamijka 15aad ayaa Maanta waxa aan ku eegi doono,Maamulka iyo Maareynta hagaajinta Tayada Dalaga iyo goosashada Dalaga Wax soosaarka Xoojimta Bad Qabka Cunnooyinka iyo...

Faarax C/qaadir oo shaaciyey sababta Al-Shabaab weerar ugu yihiin W/Waxbarashada

0
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka, Faarax Sheekh Cabdulqaadir Maxamed ayaa ka sheekeeyay marxaladihii heerka waxbarasho ee dalku soo maray,...

XULASHADA