Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb galaysa toddobaadka Shidaalka Afrika
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdirisaaq Maxamed Cumar, ayaa si rasmi ah uga qeyb galaya toddobaadka saliidda Afrika ee 3-7 October...
Maamulka Hir-Shabeelle oo heshiis kala dhex-dhigay Beelihii dagaalamay
Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe ee dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle iyo Saraakiisha Ciidanka Kumaandooska Gorgor ayaa ku guuleystay inay dib u heshisiin kala dhex-dhigaan labadii...
Gaadiid farabadan oo Maalintii Saddexaad ku xayiran Gobolka Mudug & maleeshiyaad heysta
Waxaa Maalintii Saddexaad oo xiriir ah maleeshiyaad hubeysan uu u xiran yahay Koontoroolka laga soo galo Magaalada Xarfo ee Gobolka Mudug, halkaas oo ay...
Golaha wasiirada oo meel-mariyey heshiis u dhexeeyo Soomaaliya iyo Turkiga
Xubnaha golaha wasiirada xukuumada federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulankooda caadiga ah ee todobaadlaha ku yeeshay xarunta Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho,...
Wararkii ugu dambeeyey dagaalka dalka Armenia iyo Azerbaijan + Khasaaraha
Azerbaijan ayaa maanta sheegtay in 71 ka mid ah askarteeda ay ku dhinteen iska horimaad ay xuduudda kula galeen ciidamada Armenia labadii maalmood ee...
Soomaali dil iyo dhaawac loogu geystay dalka Koonfur Afrika
Kooxo burcad Koonfur Afrikan ah ayaa meelo kamid ah dalkaas waxaa ay siyaabo kala duwan weerar dil iyo dhaawac ugu geysteen dhalinyaro Soomaali ah,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Mareykanka kala hadlaya la dagaalanka Al-Shabaab
Waxaa lagu wadaa in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu magaalada Washington ee dalka mareykanka uu kula kulmo Xoghayaha Difaaca...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo caalamka u diray qeyla-dhaantii ugu dambeysay
Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada & wax ka qabasahada abaaraha oo ku sugan xarunta Qaramada Midoobay ee New York ayaa isku dayaya inuu...
Taliye Odawaa oo faah faahiyay howlgal ay Ciidanka DANAB fuliyeen
Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee DANAB ayaa xalay degaanka Buq Aqable ee gobolka Hiiraan waxay ka fuliyeen howlgal qorsheysan oo lagu bartilmaameedsaday saldhig...
Maamulka degmada Garbahaarey oo ka Warbixiyey Ceel Riig ah oo laga hergelinayo Degmadaasi(WAREYSI)
Xasan Cilmi Jaamac (Xasan Garbahaarey) oo ah Gudoomiyaha Maamulka degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ayaa Wareysi uu siiyey Radio Markabley waxaa uu sheegay...


















