Midowga Afrika oo aqbalay codsi uga yimid Dowladda Soomaaliya
Golaha Midowga Afrika ee (AU) ayaa kulankiisii 1121-aad, ee la qabtay 11-kii bishaan November 2022, ku tixgaliyay codsi ka yimid Dowladda Soomaaliya ee...
Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada dowlad Goboleedyada oo shir gaar ah yeelanaya
Waxaa lagu wadaa in Saacadaha soo socda ay magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan tagaan Guddoomiyeyaasha Baarlamaannnada dowlad goboleedyada kajira dalka kadib Casuumad aay...
RW Xamse oo Safiirka Qatar kala hadlay kordhinta taageerada ay siiyaan Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Cusub ee Dowladda Qatar ay u soo magacaabatay dalka Soomaaliya Cabdalla...
Jaamacadda Carabta oo ku dhawaaqday qabashada shir looga hadlayo abaaraha ka jira Soomaaliya
Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta, Ambassador Hossam Zaki, ayaa shaaca ka qaaday in 6-da bisha December ee soo soota la qaban doono...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Ergeyga cusub ee Midowga Afrika
Ergeyga cusub ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna madaxa howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Danjire Mohammed El-Amine Souef, ayaa maanta oo warqadihiisa...
Saraakiil Itoobiyan ah oo xaliyay khilaafkii Guddoomiyaha G/Gedo & Taliyaha NISA
Kadib wadahadallo ka dhacay degmada Dooloow ee Gobolka Gedo ayaa waxaa lagu heshiisiiyay Guddoomiyaha Gobolka Gedo Axmed Buulle Gareed & Taliyaha Nabadsugida Gobolkaas Bakaal...
Ka Dhageyso: Radio Markabley Maalin iyo habeen kasta Fariinta looga hortagayo Duumada.
Waa Fariin wacyi gelin ah oo ku saabsan sida looga hor tagi karo Wax yeelada Duumada ama Malaariyada oo faro kulul ku hayso kumanaan...
Barakacayaal ku dhibaateysan Duleedka Baardheere oo Codsadey in la gargaaro(SAWIRR0)
Waxaa laga deyrinayaa xaalada Nololeed ee ay ku sugan yahiin Boqolaal Qoys oo degan Xerada Barakaca ee Camp Kula nee ku taala Duleedka Baardheere...
Maamulka Jubbaland oo soo farogeliyay khilaafka Guddoomiyaha Gobolka gedo & Taliyaha Nabadsugida
Xiisad dagaal oo u dhaxeeya Guddoomiyaha gobolka Gedo ugu magacaaban dowladda Soomaaliya Axmed Buulle Gareed iyo Taliyaha Nabadsugida Gobolkaas Cabdiraxmaan Cabdulaahi Aadan Bakaal Kooke...
Kenya oo sheegtay inay baabi’in doonto derbiga laga dhisay xadka Soomaaliya
Darbiga ay Kenya ka dhistay xadka Soomaaliya xiligii uu madaxweynaha ka ahaa Uhuru Kenyatta si Al-Shabaab looga ilaaliyo ayaa la burburinayaa, sida uu ku...


















