Wararkii ugu dambeeyay weerarkii lagu qaaday degaanka Qaayib

0
Dagaal culus oo leysku adeegsaday hubka noocyadiiaa kala duwan ayaa saaka ka dhacay degaanka Qaayib oo qiyaastii 105km dhinaca bari uga beegan Magaalada Cadaado...

Dowladda oo sheegtay in duqeyn lagu dilay 15 katirsan Al-Shabaab

0
Dowladda Soomaaliya ayaa shegtay in howlgal gaar ah oo ka dhacay degaanka Buulo Madiino oo tirsan gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay 15 katirsan Ururka...

DFS oo ka qeyb gashay shir looga hadlayay ka hortagga burcad-badeedda & Kalluumeysiga sharci...

0
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Cali Maxamed Cumar, oo uu wehlinayo Danjiraha Soomaaliya ee dalka Hindiya Axmed Cali Daahir, ayaa ka qeyb...

Muqtaar Roobow oo ku baaqay in loo midoobo la dagaalanka Al-Shabaab

0
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya Muqtaar Rooboow Cali ayaa sheegay in Al-Shabaab ay dhibaatoyin ku hayaan Shacabka Soomaaliyeed loona baahan yahay...

Mustafa Yaasiin oo loo magacaabay Maareeyaha guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda federaalka ee Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa u magacaabay Mustafa Yaasiin Sheekh Maareeyaha guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Kadib soojeedinta Wasiirka...

Xukun lagu riday Nin Al-Shabaab u qaabilsanaa kala gudbinta hubka

0
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta xukun ku riday Xuseen Cabdiraxmaan Maxamed Yuusuf ooloo soo xiray in Al-Shabaab u qaabilsanaa kala gudbinta...

Ka Dhageyso: Radio Markabley Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA-Baardheere.

0
Ku Soo dhowaadka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA subaxnimo kasta oo Khamiis ah aad ugu barateen inaad kala socotaan Radio Markabley 2;30 Duhurnimo ilaa...

Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay Gaalkacyo

0
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo Maanta laba maleeshiyo Beeleed ku dhexmaray Waqooyiga Magaalada...

Golaha Wasiirada oo ansixiyay Qaraar la xiriira deegaannada laga saaray Al-Shabaab

0
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey laba Hindise Sharciyeed, Qaraar la...

Ka Dhageyso: Radio Markabley Maalin iyo habeen kasta Fariinta looga hortagayo Duumada.

0
Waa Fariin wacyi gelin ah oo ku saabsan sida looga hor tagi karo Wax yeelada Duumada ama Malaariyada oo faro kulul ku hayso kumanaan...

XULASHADA