Madaxweyne Xasan Sheekh: Dadka reer Koonfur-galbeed waxaan rabnaa in ay isla fariistaan oo mushkiladahooda...
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Shirka Dib u heshiisiinta Koonfur-galbeed ayaa ku adkeeyey madaxda, waxgaradka iyo haldoorka reer Koonfur-galbeed...
Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir oo gacanta ku soo dhigay Dabley hubeysan
Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Booliska gobolka Banaadir ayaa markale xalay howlgal ka sameeyay gudaha magaalada Muqdisho.
Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan...
Japan oo Somalia & dalal kale ugu deeqday Mallaayiin Dollar
Dowladda Japan waxay sheegtay inay 130 million oo Dollar ku wareejisay Barnaamijka QM ee Cuntada Adduunka (The United Nations World Food Programme WFP) si...
At least 10 soldiers killed in al-Shabaab attack on Somali military base
At least 10 soldiers were killed and several wounded in an al-Shabaab attack on a military base in Somalia’s Middle Shabelle region on Tuesday...
Wasiirkii Arrimaha Gudaha Ukraine, ku xigeenkiisii & dad kale oo ku dhintay shil diyaaradeed
Diyaarad Helicopter ah oo ku dhacday deegaanka Kyiv ayaa dishay 17 qof, oo ay ku jiraan wasiirkii arrimaha gudaha ee Ukraine iyo labo carruur...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay laftagareen & siyaasiyiinta mucaaradka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa kulan miro-dhal ah...
Soomaali loo qabtay Qarax ka dhacay Kaniisad ku taala Dalka Congo.
Ciidamada amaanka dalka Congo ayaa xabsiga u taxaabay Cabdirisaaq Mukhtaar Garaad, kaas oo loo haysto in uu ka dambeeyay qarax ka dhacay kaniisad ku...
Dib u dhac markale ku yimid shirka Dib u Heshiisiinta Koonfur Galbeed
Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in markale uu dib u dhac ku yimid shirka dib u heshiisiinta koonfur...
DEG DEG: Ciidamada dowladda oo la wareegay degmada Xarardheere
Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in goor dhow ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ay la wareegeen gacan ku heynta degmada Xarardheere ee...
Madaxweyne Xasan Sheikh iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Baydhabo
Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa goor dhowayd gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, halkaas oo uu ka furmayo shirka...


















