Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay xayirtay 250 Akoon oo Shabaab lacagaha ku arursan jireen
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay xayirtay 250 akoon iyo 70 taleefoon oo ay Alshabaab u isticmaali jireen lacagaha ay dad ka aruriyaan.
Lama sheegin lacagaha...
Maamulka gobalka Banaadir oo war-murtiyeed ka soo saaray shirka banbaxa gobalka Banaadir
Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirka banbaxa maamulka gobalka Banaadir, kaas oo muddo afar maalin ah.
Shirkaan ayaa looga hadlayay howlaha iyo qorshooyinka maamulka...
Wararkii ugu dambeeyay ee furitaanka shirka dib u heshiisiinta K/Galbeed
Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in diyaar garowgii ugu dambeeyay oo ku aadan shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed uu haatan...
Askarigii degmada Xamarweyne kudilay Odayga Ganacsadaha ahaa oo la xukumay
Maxkamadda Ciidammada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Axad ah xukun dil ah kuriday askarigii Ninka shacabka ahaa ku dilay degmada Xamarweyne ee...
Somaliland oo go’aano kasoo saartay xaaladda Magaalada Laas-Caanood
Kadib Wafdi kamid ah Golaha Wasiirada Somaliland ee maalmahan ku sugan magaalada Laas-Caanood kulamo kala duwana ka waday magaalada ayaa Maanta waxaa ay soo...
Barakacayaal ku dhibaateysan Xerada Camp Baaley ee Baardheere oo Codsadey in la gargaaro(SAWIRRO)
Waxaa laga deyrinayaa xaalada Nololeed ee ay ku sugan yahiin Boqolaal Qoys oo degan Xerada Barakaca ee Camp Baaley ee ku taala Duleedka degmada...
Deni oo Magacaabay Guddiga diyaarinta wada xaajoodka Arrimaha federaaleynta
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 002 ee 14-ka January 2023, kuna saabsan magacaabid Guddiga Diyaarinta...
Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo xoojinayo iskaashiga ka dhaxeeya
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac (Huruuse) oo maalmihii la soo dhaafay...
Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay la wareegitaanka degaanka Ceelhuur
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa Warsaxaafadeed kasoo saaray qabashada Maanta ee Ciidamada dowladda iyo kuwa degaanka ee degaanka Ceelhuur...
Madaxii howlgallada Daacish oo lagu dilay Gobolka Bari
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya iska-horimaad culus oo Ciidanka Booliska ee Maamulka Puntland iyo Kooxda Daacish ku dhexmaray Degmada Balli-dhidhin ee Gobolka...


















