Maxaa looga wada hadlay Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta oo Sabti ah waxaa ay Xarunta Villa Hargeysa ku yeelanayaan mid kamid ah kulamadooda caadiga ah.
Qoraal...
Darawal Mooto Bajaaj oo lagu dilay Muqdisho & bannaabax ka dhashay
Askari katirsan Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa Maanta waxaa uu Isgoyska Holwadaag ee Magaalada muqdisho uu kudilay Wiil Dhalinyaro ahaa, kaas oo ku Shaqeysanayay Mooto...
XAL U HELIDDA FATAHAADDA” WEJIGA KOOWAAD MASHRUUCA DHISMAHA XEYDAABKA JIINKA WEBIGA JUBBA EE DEGMOOYINKA...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maamulka degmooyinka Baardheere iyo Dooloow ee dowlad Goboleedka Jubaland ku wareejisay 11goobood oo laga dayactiray jiinka webiga Juba ee...
Aadan Madoobe oo kulan la yeeshay Baydhabo Musharixiinta K/ Galbeed
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay kulan la qaatay qaar ka mid ah Midowga Musharraxiinta...
Mas’uuliyiin kala duwan oo ka hadlay weerarkii lagu dilay Taliye kuxigeenkii DANAB
Mas’uuliyiin katirsan dowladda Soomaaliya, dowlad Goboleedyada, Siyaasiyiin iyo Xuldhibaano katirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay weerarkii ka dhacay degmada Galcad ee...
Dowladda oo War kasoo saartay weerarkii ka dhacay Galcad guulana ka sheegatay
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in in ka badan 100 ka tirsan Al-Shabaab saaka la dilay kadib markii ay weerar ku soo...
Dagaal ka socda degaan hoostaga Magaalada Beledweyne
Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dib-u-xoreynta deegaanka iyo Al-Shabaab oo ka socda deeganka Beer-xaano oo dhaca Koonfurta Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.
Dagaalka ayaa yimid...
Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 19-01-2023 (Episode-3)
Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida...
Booliska oo Muqdisho ku qabtay Nin ku eedeysan in uu dhac geystay
Ciidanka Booliska Saldhigga Degmada Cabdicasiis ayaa gordhaweyd qabtay Mid kamid ah burcadda hubaysan kaasi oo Muwaadin Soomaaliyeed oo dhalinyaro ahaa ka dhacay Mooto Bajaaj...
Mashaariic Biyo Xireeno ah oo ay maalgelisey Worl Bank oo laga hergeliyey Baardheere...
Xarunta Maamulka Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa maanta waxaa ka dhacay Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey,taasoo ay ujeedadeedu ay ahayd...


















