Somaliland oo war cusub ka soo saartay xiisadda ka taagan Laascaanood

0
Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, Maxamed Axmed Kaahin oo shir jaraa’id u qabtay Wariyeyaasha ayaa markale ka hadlay xaaladda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool,...

Madaxweynaha Jabuuti oo dhex-dhexaadin ka sameeyay xiisada Magaalada Laas-Caanood

0
Urur goboleedka IGAD ayaa madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ku amaanay, dadaalo dhexdhexaadineed oo uu ka wado xiisada ka taagan Magaalada Laascaanood ee...

Barakacayaal ku dhibaateysan Duleedka Baardheere oo Codsadey in la gargaaro.

0
Waxaa laga deyrinayaa xaalada Nololeed ee iminka  ay ku sugan yahiin Boqolaal Qoys oo degan Xerada Barakaca Camp Jameeco ee ku taala Duleedka degmada Baardheere...

Ra’iisul wasaare Xamza oo la kulmay Guddiga Dhismaha Dekedda Garacad

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddiga Dhismaha Dekedda Garacad ee Gobolka Mudug. Guddiga ayaa warbixin faahfaahsan...

Waayo Cidda ku guuleystay Doorashada kursigii uu banneeyay Mahad Salaad

0
Ilyaas Sheikh Axmed Ibraahim ayaa ku soo baxay doorashada Kursiga Hop147 ee deegaan Doorashadiisu tahay Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug isagoo kaga...

Madaxweynaha Kenya & Ra’iisul Wasaaraha itoobiya oo soo gaaray Muqdisho

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho waxa uu ku soo dhaweeyey Madaxweynaha dowladda Kenya Mudane William Ruto. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la qaatay Agaasimayaasha guud ee Hay’adaha Dalka

0
Ra'iisul Wasaare Hamza Abdi Barre ayaa ku boggaadiyay Agaasimeyaasha Guud iyo Guddiga Shaqaalaha Rayidka oo soo bandhigay in 26% ay korortay tirada shaqaalaha u...

Somalia’s Minister of Environment arrives in Finland for a 4-day work visit

0
The Minister of the Environment and Climate Change of the Federal Republic of Somalia Khadija Mohamed Almakhzoumi visits Finland on 31 January–3 February 2023. The...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Madaxa Ergada OIC

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac, ayaa ku qaabilay xafiiskiisa ee Wasaaradda, Madaxa Ergada Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) u...

Wararkii ugu dambeeyay ee Shirka ka furmay Magaalada Muqdisho

0
Magaalada Muqdisho waxa goordhow ka furmi doona shir ay leeyihiin wasiirada gaashaandhiga ee dalalka la yiraahdo safka hore ee ciidamadoodu joogaan Soomaaliya iyo wasiirka...

XULASHADA