Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 16-03-2023 (Episode-11

59

Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida uu seego Barnaamijkan ayaa waxay ka socon karaan Webkeena www.radiomarkabley.com iyo Barta aan ku leenahay Faceebooga Radiomarkabley.

1- Khamiista (Fresh) oo ah 20 daqiiqo iyo feedback.

2- Axadda (ku celis)

Su’aasha Todobaadkan: Maxay tahay in la sameeyo si kor loogu qaado wacyiga bulshada ee Muhiimadda Nabadda?

Mahadsanidiin.

Ahmed Tifow, SOMA Program Coodinator

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA WADAAGA EE 11AAD