Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay madaxa siyaasadda ee UNSOM
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay madaxa Xafiiska Siyaasadda (UNSOM) Mudane Fexton Matupa.
Guddoomiyaha...
Taliska Ciidanka ATMIS oo sheegay in ay baarayaan dil ka dhacay Isgoyska Ceelgaabta
Taliska ciidamadda ATMIS ayaa shaaciyay inay ka xun yihiin dil askari ka tirsan ciidankooda uu ka geystay Isgoyska Ceelgaabta ee magaalada Muqdisho.
Baaritaano ay sameeyay...
Taliyaha Cusub ee Booliska Soomaaliya oo xilka la wareegay
Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Sulub Axmed Firin ayaa maanta xilka kala wareegay Taliyihii hore ee booliska Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar...
Press Release – MIGA Supports Ground-Breaking Solar Project in Somalia
MIGA’s first project in Somalia shows that renewable energy investment can be achieved in challenging environments.
The Multilateral Investment Guarantee Agency (MIGA) of the World...
Ilhaan Cumar oo laga saaray Guddiga Arrimaha Dibedda Aqalka Wakiilada
Xubnaha Jamhuuriga ee Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa u codeeyey inay Ilhaan Cumar oo Dimoqraadi ah ka saaraan Guddiga Arrimaha Dibedda, ayaga ku eedeeyey hadallo...
Xadka u dhaxeeya Dalalka Soomaaliya iyo Kenya oo dib loo furayo
Qorshaha dib loogu furayo xuduudka Kenya iyo Soomaaliya ee Mandheera ayaa soo dhawaaday, iyadoo lagu wado in dhowaan dib u dayactir lagu sameeyo Kastamka...
Guddoomiye Aadan Madoobe oo Midowga Musharixiinka KGS kala hadlay dardargelinta shirka dib u heshiisiinta
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Midowga Musharraxiinta, Golaha Badbaadada iyo Madasha Samatabixinta KGS,...
Dowladda Soomaaliya oo faah faahin ka bixisay dadaalka ay ugu jirto ku biiritaanka Ururka...
Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Ururka Bulshada bariga Africa Cabdisalaan Cumar Hadliye ayaa faah faahin guud ka bixiyay dadaalka ay dowladda...
Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 02-02-2023 (Episode-5)
Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida...
Ka Dhageyso: Radio Markabley Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA-Baardheere
Ku Soo dhowaadka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA Maalin kasta oo Khamiis ah aad ugu barateen inaad kala socotaan Radio Markabley 2;30 Duhurnimo ilaa...


















