Madaxweyne Xasan Sheekh oo Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka todobaadlaha ah ee...

0
Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga SOMA 05-01-2023 (Episode1) ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM...

Millateriga Somaliland oo shaaciyay sababta keentay in ay ka baxaan Magaalada Laascaanood

0
Sarkaal u hadlay Ciidamada Millateriga Somaliland ee gobolka Sool, ayaa sheegay in ciidamada millaterigu ay magaalada uga baxeen si ay uga fogaadaan in khasaaruhu...

Wareysi:Odoyaal iyo Waxgaradka ku sugan degmada Baardheere oo ka Hadley Dhibaatada ka taagan Magaalada...

0
Qaar ka mid Odoyaasha ku dhaqan degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa markii ugu horeysay waxay ka hadleen dhibaatada ka taagan degmada Laas caanood...

Madaxweynaha HirShabelle oo si adag uga hadlay qaraxyadii ka dhacay Maxaas

0
Madaxweynaha maamulka HirShabelle, Mudane Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) oo war soo saaray ayaa si adag uga hadlay qaraxyadii ka dhacay degmada Maxaas ee gobolka...

Qaar kamid ah dhaawacyada Qaraxyadii degmada Maxaas oo la keenay Muqdisho

0
Magaalada Muqdisho ayaa la soo gaarsiiyey 28 qof oo qaba dhaawacyo kala duwan, kuwaas oo ka mid ahaa dadkii saakay  Al-Shabaab ay ku qarxisay...

RW Xamse oo Shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga dalka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyey kulan looga hadlayey xaaladda amniga dalka iyo cuna-qabataynta hubka ee saaran Soomaaliya muddada...

Xubno katirsan Guddiga loo xilsaaray dhibaatada ka taagan laas-Caanood oo is casilay

0
Waxaa maanta iska casilay xubinimadii Guddiga Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) uu u xilsaaray inay warbixin ka leenaan dhibaatada ka taagan...

Malaaq Shiine oo ku dhawaaqay inay ka hortagayaan dadka diidan Shirka Baydhabo

0
Waxaa qorshuhu yahay in 5-ta Bishaan Janaayo uu Magaalada Baydhabo ka furmo shirka dib u heshiisiinta Siyaasiyiinta Maamulka Koonfur Galbeed, hayeeshee waxaa durba walaac...

Barakacayaal ku dhibaateysan XearaDuleedka Baardheere oo Codsadey in la gargaaro.

0
Waxaa laga deyrinayaa xaalada Nololeed ee ay ku sugan yahiin Boqolaal Qoys oo degan Xerada Barakaca ee Saacid ee ku taala Duleedka degmada Baardheere...

XULASHADA