KA DHAGEYSO RADIO MARKABLEY TODOBAAD KASTA BARNAAMIJKA BEERAHA

16

Barnaamijka Todobaadlaha  ee habka wanaagsan ee Wax Beerashada  Maanta ayaan ku eegi doonaa,Maareynta Biyaha iyo waxtarka biyaha ee Cimilada Barnaamijkan oo ah kii 40 aad.

ad  ayaa waxaa idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7;00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 25/6/2023 Barnaamijkani oo ah kii 40aad ee Tiirarka Maareynta iyo ka hor taga Cayayaanka.

Barnaamijkan oo Rogaal celis ah ayaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA HABKA WANAAGSAN EE WAX BEERASHADA