Dhaliilo kujira Sharciga Hay’adda NISA ee Golaha Wasiirada ansixiyeen oo la soo bandhigay

0
Sharciga ay soo gudbisay hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka qaranka NISA ayna meel mariyeen golaha wasiirada xukuumada Soomaaliya ayaa lagu sheegay inuu yahay mid...

Ra’iisul wasaare Xamza oo war cusub ka soo saaray arrinta Laascaanood

0
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa markale si adag uga hadlay xiisadda weli ka taagan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka...

Mareykanka oo hubka burburiya taangiga u diraya Ukraine

0
Maamulka madaxweyne Jose Biden ayaa toddobaadkan ku dhawaaqay in Maraykanku uu Ukraine siin doono baabuurta dagaalka ee Bradley, si loogu isticmaalo dagaalka ka dhanka...

DFS oo sheegtay in Ciidamo horleh la geeyay degaannadii laga saaray Al-Shabaab

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in dowladdu ay  Ciidamo Boolis ah geysay degaannadii laga saaray Ururka Al-Shabaab...

Akhriso:- Sababta uu u baaqday Kulankii Maanta ee Golaha Shacabka

0
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta qorsuhu ahaa inay yeeshaan mid kamid ah kulamadooda caadiga ah, hayeeshee uu u...

Al-Shabab fighters storm military base in Somalia

0
Heavy explosions followed by sustained gunfire erupted on Friday morning at a Somali military base in Hilowle Gaab, a key area located near Run-nirgood. The...

Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay weerarkii ka dhacay degaanka Hilowle Gaab

0
Waxaa isa soo taraya khasaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay weerar waaberigii hore ee saaka ay Al-Shabaab ku qaadeen degaanka Hilowle Gaab...

Somaliland oo Abaabul dagaal ka bilowwday Duleedka Laas-Caanood

0
Saraakiil katirsan Ciidamada Millateriga iyo Booliska Somaliland ee dhawaan ka baxay Magaalada Laas-Canood ayaa duleedka Magaaladaas waxaa ay ka billaabeen abaabulka dagaal ay doonayaan...

Tirada Dadkii ku dhintey Qaraxyadii Maxaas oo sii korortay

0
Taliye ku xigeenka ciidamada Booliska maamulka HirShabelle Xasan-kaafi Maxamed Ibraahim oo u warramay Wakaaladda Wararka ee Reuters ayaa sheegay inay korortay dhimashada labadii qarax...

Odayaal & Waxgarad ku dhawaaqay in Somaliland u ogolaan doonin Magaalada Laas-Caanood

0
Qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka Gobolka Sool ayaa sheegay in Shacabka kacdoonka sameeyay ay ku guuleysteen in Ciidamada Somaliland ay ka saaraan Magaalada...

XULASHADA