Wasiirka Amniga Soomaaliya oo Tababar dalka Serbia ugu soo xiray Qaar ka tirsan Ciidanka...

0
Wasiirka Wasaaradda Amniga XFS Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa Magaaladda Belgrade ee Dalka Serbia Tababar ugu soo xiray Qaar ka tirsan Ciidanka ilaalada...

Hay’addaha Amniga Uk oo baaris ku wada Xubno looga shakiyay in ay Daacish ka...

0
Wargeyska Daily  Mail ee ka soo baxaya dalka Britain ayaa lagu daabacay war bixint l xiriirtaa  19 qof oo looga shakisan yahay in ay...

Ganacsade lagu dilay Magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool

0
Wararka  ka imanaya Magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in xalay lagu dilay Magaaladaas Nin ganacsade ahaa . Wararkaa ayaa sheegaya in ganacsadaha...

Xiisad dagaal oo ka Taagan duleedka Magaalada laascaanood

0
Wararka ka imaanaya  gobolka Sool ayaa sheegaya  in Dhaq Dhaqaaqyo Ciidanka ay ka jiraan duleedka Waqooyi ee magaalada laascaanood ee xaruunta gobolka Sool. Ciidamadda Soomaaliland...

Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 13-04-2023 (Episode-15)

0
Ka Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida...

Ciidamada dhawaan la keenay Muqdisho & kuwa Booliska oo howlgal wadajir ah fuliyay

0
Ciidamada Booliska qeybta Bari ee Gobolka Banaadir oo kaashanaya Boliiska sida Milatariga u tababaran ee dhawaan la keenay meelo kamid ah magaalada Muqdisho ayaa...

Madaxweynayaasha Masar & Imaaraadka oo wada-hadallo yeelanaya

0
Wakaalada wararka ee dalka Imaaraatka Carabta ee WAM ayaa sheegtay in Madaxweynaha Imaaraatka Carabta Sheikh Mohammed bin Zayed uu Arbacadii gaaray magaalada Qaahira ee...

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo cadeeyay mowqifkiisa ku aadan khilaaf ka taagan Canshuurta gobolka...

0
Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa ka hadlay mowqifkiisa ku aadan khilaaf xoogan oo dhinaca Canshuurta ah oo soo kala...

Dowladda Soomaaliya oo digniin kasoo saartay fatahaad ka dhalan kara webiyada Shabeelle iyo Jubba

0
Hay’adda maaraynta masiibooyinka Soomaaliya, ayaa diginin ka bixisay fatahaado ka dhalan kara webiyada Shabeelle iyo Jubba, kuwaas oo la sheegayo inuu heerkooda biyaha uu...

Antonio Guterres oo kormeeray Xerooyin barakac oo kuyaalla Baydhabo

0
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa booqasho ku tagay magaalada Baydhabo oo xarun KMG u ah Koofur Galbeed. Wafdiga Xoghaya Guud waxaa garoonka...

XULASHADA