Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay ardaydii ugu horreysay kasoo saartay dalka Sudan
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay ardayda Soomaaliyeed ee ku xayiran dalka Sudan ay u daadgureysay dalka Itoobiya, sida uu xaqiijiyay danjire Cabdiraxmaan Nuur...
Hay’adda Amnesty oo ku eedeysay ciidamada Somaliland inay si aan kala sooc lahayn u...
In ka badan 100 qof ayaa ku dhintay in ka badan 600 oo qofna waa ay ku dhaawacmeen dagaalada ka socda magaalada Laascaanood ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ergay cusub Magacaabay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne ugu magacaabay Marwo Maryan Yaasiin Xaaji Yuusuf Ergeyga Gaarka ah ee u qaabilsan Arrimaha...
Waa sidee xaaladda degaanka Budbud oo dagaal xoogan uu ka dhacay
Waxaa Maanta degan xaaladda degaanka Budbud ee Gobolka algaduud, halkaas oo shalay gelinkii dambe weerar qaraxyo ku billaawday ay ku qaadeen Xubnokatirsan Al-Shabaab, waxaana...
Dalalka UK,Australia iyo Malaysia oo shaaciyay waqtiga ay u tahay Maalinta Koowaad ee Ciidda
Qoraal ka soo baxay Golaha Imaamyada dalka Australia (The Australian National Imams Council) waxay si Rasmi ahaan ugu dhawaaqeen in Maalinta Koowaad ee Ciiddul-Fitriga...
IGAD oo ku baaqday in la joojiyo colaadda Suudaan
Urur goboleedka IGAD ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka u dhaxeeya dhinacyada isku haya dalka Suudaan.
Madaxweyne William Ruto ayaa...
Wareysi.Dr.Liibaan Diinax oo ka warbixiyey Qaliinada ay sameeyan iyo Doorkooda Wacyi gelinta Fatahaadii ka...
Dr.Liibaan Diinax oo ka mid ah Dhakhaatiirta ka howl gasha Isbitaalka Gedo General Hospital ee degmada Baardheere ayaa wareysi r uu siiyey Warbaahinta Markabley...
Ka dhageyso Radio Markabley Baardheere Todoaad kasta Barnaamijka Beeraha,Q30 aad
Barnaamijka 30aad ee oo Maanta Axad ah ayaa waxaan ku eegi doonaa Barashada habka Wanaagsan ee wax beerashada,Habka waxbeershada Fiican diyaarinta Dhulka iyo habka...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay Magaalada Laas-Caanood
Wararka naga soo gaaraya duleedka Magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa sheegaya in saaka halkaasi uu ka dhacay dagaal xooganaa oo u dhaxeeyay...
Ruto oo ka codsaday mucaaradka inay fursad siiyaan wadahadallada
Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa ka codsaday mucaaradka inay fursad siiyaan wadahadallada, halka Raila Odinga, mucaaridkiisa ugu weyn uu ku boorriyay taageeryaashiisa inay mar...


















