DFS oo shaacisay tirada Soomaaliya ka xajineysa sanadkan
Wefdigii uu hogaaminaayey Wasiir Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumada Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho...
Deeq lacageed iyo Bundado Dhar oo ka timid Bulshada Baladxaawo oo soo gaartey degmada...
Deeq lacageed iyo Bundado Dhar oo ka timid Bulshada ku dhaqan degmada Baladxawo,islamarkaana loogu talagaley in lagu caawiyo dadkii ku barakacay dabayaaqadii Bishii hore...
Maamulka Hir-Shabeelle oo ka shiray Amniga iyo fatahaadaha
Kusimaha Madaxweynaha Hirshabelle ahna Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Maamulkaas Mahad Xasan Cismaan ayaa kulan laqaatay Maamulka Gobalka Shabellada Dhexe kan degmada Jowhar...
Ruushka iyo Ukraine oo isdhaafsaday in ka badan 200 oo maxbuus
Ruushka iyo Ukraine ayaa isweydaarsaday in ka badan 200 oo maxaabiis dagaal ah, sida laga soo xigtay masuuliyiin ka kala tirsan labada dhinac.
Wasiirka difaaca...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Xoghayaha Guud ee QM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey António Guterres oo booqasho...
WARBIXINTA KHASAARAHA DAADADKA EE KA DHACAY BAARDHEERE
15kun oo Qoys ayaa ku barakacay Roobab culus oo Daadad watey oo ka da.ay degmada Baardheere todobaadkii la soo dhaafey.waxaa kale oo jirey dad...
Cabsi la xiriirta fatahaada Wabiga Shabeelle oo ka taagan Beledweyne
Qoysaska barakacayaasha ah ee ku jira Kaamamka ku yaala Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waaxaa la soo darastay cabsi la xiriirta Fatahaada...
Dhimasho & dhaawac ka dhashay hoobiyeyaal ku dhacay Guriga Wasiirka Batroolka
Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay tiro hoobiyeyaal ah oo Caawa kusoo dhacay Xaafado katirsan degmada Wartanabadda iyo Gudaha Madaxtooyada Soomaaliya.
Hoobiyeyaasha...
Madaxweyne Xasan Sheekh” Waan la diriri doonaa Mas’uuliyiinta Gaadiidka dagaalka ku dhex wata Magaalada
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo ayaa sheegay inay mamnuuc tahay in Gaadiidka dagaalka oo hub saaran yahay oo ay wasiiro iyo madax kala...
Puntland oo War kasoo saartay weerar lagu qaaday Xarun Ganacsi oo kutaalla Boosaaso
Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax bambaano oo xalay lagu weeraray xarun ganacsi oo ku taalla magaalada Boosaaso iyadoo uu ka dhashay...


















